Friday, September 22nd, 2017

Galmudug oo beenisay weerarkii lagu qaaday Guriga madaxwayne Guuleed.

Published on November 19, 2016 by   ·   No Comments

Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa war ka soo saaray warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta oo sheegayay in Weerar lagu qaaday Xalay Hotel Magaalada Gaalkacyo uu ka degen yahay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Afhayeenka Madaxweynaha Galmudug C/llaahi Xaashi Faarax ayaa Been abuur ku tilmaamay Wararka ay sheegeen warbaahinta oo ahaa in Xalay Weerar lagu qaaday Hotelka ku yaala Magaalada Galkacayo oo lagu Magacaabo Five Star islamarkaana uu hadda dege yahay Madaxweynaha Galmudug,

Afhayeenka ayaa sheegay  in Warkaasi uu yahay mid been abuur ah mana jiro weerar lagu qaday Madaxwayne Guuleed warbaahinta wararka ay baahiyeen ma ahan war sax ah.

Dhanka kale Afhayeenka Galmudug ayaa intaa ku daray hadalka ka soo baxay in lala Xisaabtami doono Dadka wararkaas faafiyay ee ka soo horjeeda Amaanka Gobolka Mudug iyo Heshiiskii lagu gaaray Magaalada Gaalkacyo.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado vs Dhimbil.

September 21, 2017
Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado vs Dhimbil.  

Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado Gaaray

September 21, 2017
Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado Gaaray

Shirka Golaha Guud ee Q.M oo Soomaaliya Lacag Ugu deeqay

September 21, 2017
Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ...

Ciidamada Soomaaliy oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

September 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo ...

Maamulka Galmudug oo Shaacisay Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah Shaqo Abuur loogu samanaayo

September 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u ...

On YouTube