Munaasabad Quraan Akhris ah oo lagu Khatimay xerada Qaxotiga Xagardheere.

Maalin nimadii Shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 18 November 2016 Waxaa xerada qoxootiga Xagardheer ee deegaanka Faafi lagusoo gabagabeeyey akhrinta qur’aanka kariimka ah oo ay bilwalba halmar dhameeyaan Ururka Culimada Ogadenia (UCSO).

Khatinkan qur’aan ee shalay dhacay ayaa waxaa maamusayey gudomiyaha culimo awdiinka ree Ogadeniya laantiisa xagardheer Sh.Osman iyo gudidiisa waxaana kasoo qayb galay inta badan xubnaha Ururka Culimada iyo mas’uuliyiin kale.

Xafladan qur’aanka lagu khatimayey ayaa furantay abaarihii 6:30 subaxnimo xiliga Bariga Africa iyada oo ay culimadu dadbadan oo bulshada kaxanuunsana qur’aan saareen taas oo bulshadu kuxisaabtanto markasta oo ay culimadu isu timaado in ay dhamaan bulshada inta xanuun dareemaysa inay kafaa iidaysato maalinkaa.

Xafladan ayaa soogabo gabawday abaarihii 1:40pm ee galabnimo xiliga Bariga Africa
Waxayna kudhamaatay jawi dagan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War Degdeg Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Holka Laga Qaaday Loons Magacaabay
- Jan 21, 2018
Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ...
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa’id ee Muuse Biixi
- Jan 20, 2018
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa'id ee Muuse Biixi oo  dhinacyo badan taabanaya
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
- Jan 20, 2018
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
Daawo Gudomiye ha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo Taabit Kabaha. ..
- Jan 20, 2018
Daawo Gudomiye ha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo Taabit Kabaha. ..
Daawo barnaamijka hormarinta Degmada Goldogob
- Jan 20, 2018
Daawo barnaamijka hormarinta Degmada Goldogob
Daawo Dhaqan Xumida Maamulka Abdi Iley Say Dadka U Cayaan iyo Waalida Waxa Haysta
- Jan 20, 2018
Ninka aaminsan ninka cajaladan soo duubay ( Cabdi iley) inuu dan umadeed ka shaqaynayo ...
Kala yaaca & kala haadka Taliska Adis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + Maanso- By: Xaaji M/rashiid
- Jan 20, 2018
Kala yaaca & kala haadka Taliska Adis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + ...
Hay’ada HRW oo Taliska Wayaanaha Cambaaraysay.
- Jan 20, 2018
Warbixin sanadeedkii hay’ada Human Rights Warch ee sanadkii tagay ee 2017 ayaa siwayn loogu ...
Boko Xaraam oo sheegtay in ay 25 askari ka dishay milatariga Niger
- Jan 20, 2018
Mintidiinta kooxda Boko Xaraam ee xiriirka la leh kooxda la baxday dowladda Islaamka ayaa ...
Sisi oo markale u tartamaya madaxtinimada Dalka Masar
- Jan 20, 2018
Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah al-Sisi ayaa xaqiijiyay in uu doonaayo inuu u tartamo doorashada xigta ...