Woyanaha oo maamulka Somaliland ku amray inay xoojiyaan ciidankooda Bada.

Wararka magaalada Hargaysa ka imaanaya ayaa sheegaya dalab gumaysiga Ethiopia kayimid oo ah in maamulka Somaliland ay si aad ah u xoojiyaan ciidanka badda isla markaasna la kordhiyo ciidanka ialalada xeebta Saylca oo si gaar ah farta loogu fiiqay, dad xog ogaal ah oo Qorahay Media u warama ayaa sheegay in gumaysiga Ethiopia ay la soo daristay cabsi xoogan oo uu ka qabo dhinaca dawlada Masar.

Ma cadda sababta xiligan keentay in gumaysiga Ethiopia uu maamulka Somaliland arrintan ka dalbado islamarkaasna xeebta Saylac uu si agar ah farta ugu fiiqo waxaase la sheegaya in uu jiro tuhun uu gumaysigu ka qabo in xeebaha Somaliya guud ahaan ay khatar dhanka Masara ah kaga iman karto, dhinaca kale dawlada Masar ayaa horay u sheegtay in ay caawin doonto shucuubta gumaysiiga Ethiopia ku hoos dulman waxayna arrintaasi walwal xoogan ku abuurtay gumaysiga sii dhacaya oo xalad adag wajahay.

Jawaabta uu maamulka Somalilnad arrintan ka bixiyay lama shaacinin balse waxaa la xaqiijinayaa in dalbkaasi uu yahay mid gumaysiga si dhab ah uga soo go’ay si degdeg ah in loo fululiyana mamaulka Somaliland lagu adkeeyay, gumaysiga gabalkiisii dhacay ayaa dhawrkii sano ee u dambeeyay xeebaha Somaliya ay balaayo uag shanqadhaysay waxyna marar badan sheegeen in ay ciidamo ka soo dageen arrintaas oo lagu macneeyay in ay ka mid tahay uun cabsida & kalsooni darada gumaysiga haysata

Qorahay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War Degdeg Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Holka Laga Qaaday Loons Magacaabay
- Jan 21, 2018
Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ...
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa’id ee Muuse Biixi
- Jan 20, 2018
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa'id ee Muuse Biixi oo  dhinacyo badan taabanaya
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
- Jan 20, 2018
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
Daawo Gudomiye ha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo Taabit Kabaha. ..
- Jan 20, 2018
Daawo Gudomiye ha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo Taabit Kabaha. ..
Daawo barnaamijka hormarinta Degmada Goldogob
- Jan 20, 2018
Daawo barnaamijka hormarinta Degmada Goldogob
Daawo Dhaqan Xumida Maamulka Abdi Iley Say Dadka U Cayaan iyo Waalida Waxa Haysta
- Jan 20, 2018
Ninka aaminsan ninka cajaladan soo duubay ( Cabdi iley) inuu dan umadeed ka shaqaynayo ...
Kala yaaca & kala haadka Taliska Adis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + Maanso- By: Xaaji M/rashiid
- Jan 20, 2018
Kala yaaca & kala haadka Taliska Adis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + ...
Hay’ada HRW oo Taliska Wayaanaha Cambaaraysay.
- Jan 20, 2018
Warbixin sanadeedkii hay’ada Human Rights Warch ee sanadkii tagay ee 2017 ayaa siwayn loogu ...
Boko Xaraam oo sheegtay in ay 25 askari ka dishay milatariga Niger
- Jan 20, 2018
Mintidiinta kooxda Boko Xaraam ee xiriirka la leh kooxda la baxday dowladda Islaamka ayaa ...
Sisi oo markale u tartamaya madaxtinimada Dalka Masar
- Jan 20, 2018
Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah al-Sisi ayaa xaqiijiyay in uu doonaayo inuu u tartamo doorashada xigta ...