Friday, September 22nd, 2017

Cabdi iley oo Jigjiga kadhisaya Kaniisada ugu wayn Bariga Africa.

Published on November 20, 2016 by   ·   No Comments

Magaalada Jigjiga waxaa laga bilaabay dhismaha Kaniisad lagu sheegay tan ugu wayn bariga Africa waxaana dhisaya Kaniisadan maamul kusheega Kililka ee Woyanuhu kasamaystay wadanka Ogadenia.

Kaniisadan ayaa waxaa laga dhisayaa xaafada cusub ee lagu magacaabo Bada cas taasi oo ay dagan yihiin shakhsiyaadka Lunsaday Hantida Umada ee katirsan maamulka Jigjiga.

Dhismaha Kaniisadan ayaa waxaa dal baday shaqaalaha Tigreega ah ee bilihii ugu dambeeyay sida xad dhaafka ah usoo buux dhaafiyay magaalada Jigjiga, kadib markii ay kasoo Qaxeen deegaamadii ay horay ugu nooleeyeen gaar ahaan dhulalka Oromada iyo Amxarada.

Dhismaha Kaniisadan oo ah mid siyaasadaysan ayaa waxaa amray Horjoogaha maamulka oo dadka kasoo Jeeda Qomiyada Tigreega u balan qaaday inuu u samaynayo wax kaste oo ay u baahan yihiin.

Jigjiga ayaa waxaa horay ugu Yaalay Kaniisado tira badan oo mudo dheer kusoo Jiray balse tan ayay shacabka magaaladu durba kusheegeen mid uu madaxa maamulka Kililku kadhiganayo Gaashaan uu kaga Gabado isku shaandhaynta la filayo in maamulka Woyanuhu kusameeyaan maamulada Hoos yimaada.

 

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Shirka Golaha Guud ee Q.M oo Soomaaliya Lacag Ugu deeqay

September 21, 2017
Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ...

Ciidamada Soomaaliy oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

September 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo ...

Maamulka Galmudug oo Shaacisay Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah Shaqo Abuur loogu samanaayo

September 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u ...

Ciidanka Amaanka UK oo Dad Kale U Soo Qabtay Qarixii London.

September 21, 2017
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa sheegey in ay ...

Ciidamada Wayaanaha oo Bilaabay Boob Baahsan Xiliyada Habeenkii Ah.

September 21, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

On YouTube