Cudurka Daacuunka oo ardayda Itobiyanka ah ee Jaamacada Jigjiga Fara baas kuhaya.

Cudurka Daacuun caloolaha ayaa lagu soo waramayaa inuu siwayn ugu dhex faafay Ardayda wax kabarata Jaamacada magaalada Jigjiga, waxaana 24-kii saac ee lasoo dhaafay u dhintay 2-kamida Ardaydii xanuunku soo ritay.

Sida uu kusoo waramayo wariyaheena magaalada Jigjiga 41-arday ayuu xanuunku soo ritay 3-dii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaana Labadii Galin ee shalay u Geeriyooday 2-kamida Ardaydii Jaamacada oo Wiil iyo Gabadh kala ah, waxaana haatan xanuunkaasi la il daran 39-arday oo kale.

2-da arday ee xanuunkani u dhimatay ayaa ah ardayda laga keenay dhinaca dalka Itobiya sidoo kale dhamaan ardayda uu xanuunkani hayo ayaa iyaguna ah dhalinyarada kasoo Jeeda dhinaca dalka Itobiya ee wax kabarta Jaamacada magaalada Jigjiga.

Xanuunkani oo 2-dii bilood ee lasoo dhaafay kadhex jiray Jaamacada ayaa markan soo ritay tiradii ugu badnayd waxaana aad looga cabsi qabaa in magaalada oo Todobaadyadan karoonayd uu mar kale kadilaaco, maadaama aysan jirin cid xakamaynaysa ardada kuxaraysan Jaamacada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo war Deg Deg ah oo Kasoo baxay Tabit
- Jan 21, 2018
Daawo war Deg Deg ah oo Kasoo baxay Tabit
Daawo Qosolkii Aduunka Cabdi Good iyo heestii Bar bar
- Jan 21, 2018
Daawo Qosolkii Aduunka Cabdi Good iyo heestii Bar bar
Deg Deg maxaa sabab u aha Khal khalka siyaasadeed ee Villa Soomaaliya
- Jan 21, 2018
Deg Deg maxaa sabab u aha Khal khalka siyaasadeed ee Villa Soomaaliya
Xog Cusub Kaaliyeyaashii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilal ka qabtay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Kaaliyeyaashii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa si lama filaan ah uga soo ...
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
- Jan 21, 2018
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
Waxaa Weerar lagu qaaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Afghanistaan.
- Jan 21, 2018
Ciidamada amaanka ee Afghanistaan ayaa xalay oo dhan la dagaalamayay koox maleeshiyo ah oo ...
Deg Deg Yariisow oo loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Ciidamo Lawareegay ..
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ...
Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.
- Jan 21, 2018
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada ...
Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.
- Jan 21, 2018
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo ...
Shirwaynihii TPLF oo Shorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo ...