Saturday, September 23rd, 2017

Daawo:Saaxiib adi Qabiilkee tahay Qurbaha Qabiil baa lagu Joogaaye.

Published on November 20, 2016 by   ·   No Comments

Qaar kamida dhalinyarada Soomaaliyeed ee kudhaqan Qurbaha ayaa soo bandhigay sida Foosha xun ee Somaalida uu Laabtooda u dagay cudurka Qabiilka, muuqaalkan waxaa uu muujinaya dhalinyaro Tahriib kugashay oo Wiil kahoreeyay oo ay kulmeen uu mid walba Qabiilkiisa waydiiyay kadibna hal mid ah oo isku reer ay noqdeen uu ka kaxaystay e, bal hada daawo.

ss

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Jawaabta Kuuriyada Waqooyi: “Trump Waa Ey Ciyey”.

September 22, 2017
Khudbadiisi u horeysey ee Donald Trump ka jeediyeo ...

HRW oo Digniin & Eedaynba Ujeedisay Taliska Wayaanaha.

September 22, 2017
Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Right Warch ...

Xiisadii Gobolka Gonder oo Cirka Iskushareertay & TPLF oo Wareertay.

September 22, 2017
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gonder ee dhulka ...

Dagaalo lagu Hoobtay oo kasocda deegaamada Xadka Oromada iyo Somaalida.

September 22, 2017
Dagaalo Khasaare badan dhaliyay oo u dhexeeya maleeshiyada ...

Maxaa sababay xasuuqii Awaday ma siyaasad mise Khilaaf xaduudeed?

September 22, 2017
Dhibaatada u dhaxaysa bulshoyinka Ood wadaagta ah ee ...

On YouTube