Kacdon wadayaasha Oromada oo boqolaal maxaabiisa kasiidaayay saldhig ay Qabsadeen.

Wararka ka imaanaya dhulka Oromia ayaa sheegaya in kacdoon wadayaal cadhaysan weerareen saldhig ciidan oo kuyaala Gobolka Wolu oo kamida Goobaha Kacdoonka culusi kasocdo.

Kumanaan Kacdoon wadayaal cadhaysan ah ayaa kuyaacay sal dhiga oo ay kuxidhnaayeen shacab badan oo aan waxba Galabsan in muda ahna ciidamada Woyanaha ugu xidh xidhnaa xeradaasi ciidan oo kamida Goobaha dadka ay ku ciqaabaan ciidanka Woyanuhu.

Sida warku sheegayo dadka shacabka ah ee weeraray saldhiga kuyaala Wolu waxaa usuuragashay in ay dagaal mudo socday kadib gacanta ku dhigaan saldhiga ciidanka Booliiska ee magaalada Jifaru, waxaana iska Hor-imaadka Labada dhinac kadhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Warku waxaa uu intaas kudarayaa in kacdoon wadayaasha ay saldhiga kasiidaayeen dad badan oo shacab ah oo loo xidhay kacdoonada dhulka Oromada ka socda darteed, waxayna dadkii maxaabiista ahaa dib lamidoobeen qoysas koodii oo ay in mudo ah kala maqnaayeen.

 

Maamulka Woyanaha ayaa Todobaadyadii lasoo dhaafay ku andoocanayay inay xakameeyeen kacdoonkii kasocday dhulalka Oroamda iyo Amxarada, balse waxaa sheegashada maamulka meesha kasaaraya xaqiiqada dhabta ah ee laga helayo dadka deegaanka kuwaasi oo si Teel teel ah usoo tabinaya xogaha dhabta ah ee kajirta dhulalkaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Xog hayaha Guud ee JWXO oo shacabka Somaaliyed lahadlay
- Jul 16, 2018
Waxaa Khudbad ujeediyay Umada Soomaaliyee Xogaha Guud Ee O N L F Mr Maadey ...
Daawo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee TV Ga
- Jul 16, 2018
Waxaa Isa sii Taraya Isbadalada Kasoo Cusboonaanaya Guud ahaan geeska africa Gaar ahaan Ethiopia ...
Daawo Muqdisho waxa ay ka gudbeysaa shidaalka lagu iibiyo caagadaha
- Jul 16, 2018
Waxaa isa soo taraya Hormarada Mashaariicda Magaalada Muqdisho Hadaba halkan kadaawo Muuqaal arinkaasi Kusaabsan.
Israa’iil oo Weerartay Marinka Qaza ee Falastiin.
- Jul 16, 2018
Benjamin Netanyahu, Ra’isal wasaaraha Israa’iil, ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil weerarkii ugu cuslaa tan ...
Deg Deg Colaadii Soomaalida & Oromada oo Meelo Horleh Kusii Fidaya.
- Jul 16, 2018
Wararka nagasoo gudaha Ogaadeniya gaar ahaana Gobalka Liibaan ayaa sheegaya in shacab badan oo ...
Jaaliyada Melbourne & Ergadii Shirwaynaha JWXO oo Kulana yeeshay.
- Jul 16, 2018
Jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee wadanka Australia gaar ahaan magaala madaxda gobolka victoriya ee Melbourne ...
Daawo Warbixin Murugo leh Ciqaabta Xabsiga Jeel Ogaadeen
- Jul 15, 2018
Waxaa Maalmahan ba baraha bulshada Kubadanaayay Soo if bixida Warbixinada Kusaabsan Tacadiyada Kajira Jeel ...
Daawo Madaxweynaha Puntland Abdiwali Gaas oo hada ka degeya Brussles
- Jul 15, 2018
Daawo Madaxweynaha Puntland Abdiwali Gaas oo hada ka degeya Brussles
DEG DEG Daawo Gabadh Reer Sool ah oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaalka Laascaanood
- Jul 15, 2018
Waxaa mar walba Colaada ay Saamaysaa Dumarka caruurta Iyo waayeelka Hadaba Gabar Da yar ...
Daawo Jabuuti Oo Walaac ka Muujisay Heshiiska Ethiopia iyo Eritrea
- Jul 15, 2018
Dowlada Jabuuti Oo Colaad ka dhaxayso Eritrea Ayaa ka walaacsan Heshiiska Ethiopia iyo Eritrea ...