Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay inta badan Gobolada wadanka Ogadenia.

Xili Abaaro iyo Jiilaal aad u kulul lagu Jiray dhibaato badana ay haysatay dadka kudhaqan dhulka miyiga ah iyo Tuulooyinka, ayaa waxaa kada’ay inta badan Gobolada Ogadenia Raxmaadkii Alle oo lawada sugayay.

Wariyaha Ogade24 ee magaalada Jigjiga ayaa kusoo waramaya in Gobolada Nogob Shiniile Jarar Qoraxay Doollo ilaa iyo Shabeele, ay kada’een Roobab siwayn dad iyo duunya ba, meelaha Roobabka mahiigaanka ahi kada’een ayaa waxaa kamida Gobolada Shiniile Nogob iyo Jarar.

Dhinaca Gobolada Qoraxay Doollo iyo Shabeele oo kamida meelaha sida wayn Abaaraha iyo Kulaylka Jiilaalku u saameeyay, ayaa waxaa kada’ay Roobab aan lamid ahayn kuwa kada’ay dhinaca Shiniile iyo Nogob oo Roobab xoogan laga soo sheegayo.

Guud ahaan waxaa la dareemayaa saan saanta Roobka waxaana cirka ka muuqda daruuro madow aadna waxaa looga Raja qabaa in Roobka bilawga ah uu Guud ahaan si wanaagsan uga wada di’i doono deegaamada kala duwan ee laga dareemayo abaarta iyo kulaylka xad dhaafka ah.

Gobolada Bari ee wadanka Ogadenia ayaa waxaa siwayn uga jiray Abaar aysan jirin cid uga Gurmatay dadka Xoola dhaqatada ah, kuwaasi oo isugu tagay deegaamadii Horay Roobku uga da’ay taasi oo keentay in durba cagta la mariyo wixii baad iyo biyo ahaa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Shir Heersare Ah oo lagu soo Dhaweeyay Waftigii Wadahadalka ONLF oo hada Nairobi ka furmay.
- Feb 17, 2018
Sidii aan lawada soconayba waxaa  maalmihii lasoo dhaafay uu dalka Kenya gaar ahaan Magaalada ...
Qiso Murugo Leh xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad.
- Feb 17, 2018
xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad. Goobtu ...
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ku dambeeyeen
- Feb 17, 2018
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ...
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
- Feb 17, 2018
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta taagan
- Feb 17, 2018
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta ...
Turkiga & Maraykanka oo Kawada Hadlaya Xaalada Waqooyiga Suuriya.
- Feb 17, 2018
Turkiga iyo Maraykanka oo goradda isugu jiray Waqooyiga dalka Suuriya ayaa waxay isku raaceen ...
Deg Deg Afar Macalin oo Lagu dilay Magaalada Wajeer.
- Feb 17, 2018
Sida ay tibaaxayaan wararka ka imanaya Kenya 3 macllin ayaa lagu dilay Gobolka Waqooyi ...
Tony Bleir oo Baajiyay Safarkiisii Addis Ababa Sababta?
- Feb 17, 2018
Raysal-wasaarihii hore ee wadanka Ingiriiska Tony Bleir ayaa lasheegayaa in uu gabi ahaanba joojiyay ...
Wargayska US News oo Maqaal Dheer Kaqoray Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
Wargayska caanka ah ee lagu magacaabo US News oo maqaal dheer kaqoray xaalada Itoobiya ...
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo
- Feb 16, 2018
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo