Saturday, September 23rd, 2017

Daawo:Janaral Galaal oo isaga oo Horgaysa kusugan isla Eedeeyay Jaale Siyaad Gen Samatar iyo xitaa Xasan shekh.

Published on November 21, 2016 by   ·   No Comments

Janaraal Maxamed Nuur Galaal ayaa isaga oo Hargaysa kusugan waraysi uu warbaahinta siiyay wuxuu ku weeraray madaxwaynihii hore ee Somaaliya oo uu ku eedeeyay bur burinta Hargaysa, halka Maxamed Cali Samatarna uu ku xaqiray kuna tilmaamay shakhsi aan waxba ahayn sidoo kalana Xasan shekh ku eedeeyay inuu buun buuniyay Cali Samatar e, Halkan kadaawo.

s

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Jawaabta Kuuriyada Waqooyi: “Trump Waa Ey Ciyey”.

September 22, 2017
Khudbadiisi u horeysey ee Donald Trump ka jeediyeo ...

HRW oo Digniin & Eedaynba Ujeedisay Taliska Wayaanaha.

September 22, 2017
Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Right Warch ...

Xiisadii Gobolka Gonder oo Cirka Iskushareertay & TPLF oo Wareertay.

September 22, 2017
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gonder ee dhulka ...

Dagaalo lagu Hoobtay oo kasocda deegaamada Xadka Oromada iyo Somaalida.

September 22, 2017
Dagaalo Khasaare badan dhaliyay oo u dhexeeya maleeshiyada ...

Maxaa sababay xasuuqii Awaday ma siyaasad mise Khilaaf xaduudeed?

September 22, 2017
Dhibaatada u dhaxaysa bulshoyinka Ood wadaagta ah ee ...

On YouTube