Saturday, September 23rd, 2017

Daawo:Maamulka Xamar oo nin Guirigiisa 20-sano xoog looga haystay u celiyay.

Published on November 21, 2016 by   ·   No Comments

Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya ciidanka Booliiska ayaa ku Guulaystay inay dib ugu celiyaan muwaadin ree Muqdisha ah oo Gurigiisa mudo kabadan 20-sanadood xoog looga haystay, masuuliyiinta kala duwan ee Gobolka iyo Booliiska iyo milkiilihii Guriga ayaana arintaasi kahadlay e, Halkan kadaawo.

m

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Jawaabta Kuuriyada Waqooyi: “Trump Waa Ey Ciyey”.

September 22, 2017
Khudbadiisi u horeysey ee Donald Trump ka jeediyeo ...

HRW oo Digniin & Eedaynba Ujeedisay Taliska Wayaanaha.

September 22, 2017
Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Right Warch ...

Xiisadii Gobolka Gonder oo Cirka Iskushareertay & TPLF oo Wareertay.

September 22, 2017
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gonder ee dhulka ...

Dagaalo lagu Hoobtay oo kasocda deegaamada Xadka Oromada iyo Somaalida.

September 22, 2017
Dagaalo Khasaare badan dhaliyay oo u dhexeeya maleeshiyada ...

Maxaa sababay xasuuqii Awaday ma siyaasad mise Khilaaf xaduudeed?

September 22, 2017
Dhibaatada u dhaxaysa bulshoyinka Ood wadaagta ah ee ...

On YouTube