Horin kamida Wadaadadii Diinta Kirishtanka Amxarada oo baxsaday kana soo dhex Hadlay Jabhada Ginbot 7.

Wararka ka imaanaya dhulka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya inay baxsadeen horin dhan oo kamida Wadaadadii Diintii Krishtan ee Hormuudka ka ahaa inta badan Kaniisadaha kuyaala magaaloyinka waawayn.

Wadaadan baxsaday ee Kirishtaamiyiinta ah oo tiradooda rasmiga ah lagu sheegay 13- ayaa kamid ahaa hogaaminta ugu caansan ee dhinaca diinta masiixiga, aadna looga yaqaano guud ahaan deegaamada dhulka Axmaarada.

Sida xogtan aan kuhelay hogaamiyayaashan Masiixiga ah ayaa ku biiray jabhada Gimbot 7 Arbanyoj ee kadagaalanta Gobolka Axmaarada waxayna go’aan sadeen in ay dadkooda u horseedaan kubiiritaanka Jabhada.

Qaar kamid ah hogaamiyayaasha Masiixiga ee baxsaday oo war fidiyeenka lahadlay ayaa sheegay in ay u adkaysan waayeen xoriyatul qowl la’aanta iyo gumaadka joogtada ah ee shacabka Xabashida lagu hayo.

Xubnahan katirsan hogaaminta diinta Masiixiga ayaa sheegay in shacabkooda ay u horseedayaan xoriyad gaadhsiin maadaama oo sida ay sheegeen wax nolol ah ayna shacabku kunoolayn waxayna sheegeen in ay doonayaan in ay ladagaalamaan xukuumada wayaanaha ee kali taliska ah.

Sidoo kale hogaamiye yaashan ayaa uu baaqay dhamaan shucuubta Itoobiya in ay u istaagaan sidii meel qudha looga soo wada jeedsan lahaa xukunkan dhiiga shacabka kunaaxay ee hormar iyo nolol diid ka ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
Daawo Qoomiyadihii Aan Oromada ahaynoo Is Bahaystay Lana wareegay Adis ababa
- Sep 18, 2018
Waxaa Magaalada ADIS ABABA ee xarunta Dalka ethiopia ka socda dagaal aad ukulul oo ...
Daawo Abwaan Ahmed Budul oo Dhaanto Amaan Cajiib ah utiriyay Ahmed Madoobe
- Sep 18, 2018
Dhaanteeye Ahmed Budul ismaaciil ayaa maanso dhaanto amaan ah utiriyay Maamul Goboleedka Jubbaland Daawasho ...
Nuxurka warbixinta Wargayska Bloomberg kaqoray Go’aanka Jabhada ONLF & Wada Hadalka Itobiya.
- Sep 18, 2018
Ururka mucaaradka ah ee Itobiya dagaalka kula Jiray ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti ...
Topnews: EPRDF oo shirwayne aan caadi ahayn Laysugu Yeedhay & Abiy oo seeftu saaran tahay.
- Sep 18, 2018
Isbahaysiga EPRDF ee Talada dalka Itobiya mudada dheer kasoo ariminayay oo kaduulaya xaalada cakiran ...