Maxaabiistii Jeel Ogaden soo maray oo dib loo xidhayo inta lagu Jiro abaabulka maalinta Qomiyadaha.

Amar kasoo baxay madaxa maamul kusheega Jigjiga ayaa dib loogu xidh xidhay meelaha ay Joogaan dhamaan muwaadiniintii soo martay Jeelka caanka ah ee Jeel Ogaadeen.

Sida warka aanu kuhelay kooxda Jigjiga oo Aaminsan ruux kaste oo Jeel Ogaadeen soo maray inuu yahay cadaw ayaa u arkay Fursad ay ka faa’iidaysan dadka Horay sida dulmiga ah loogu xad Gudbay, waxaana dhamaan maamulada Heer Gobol ilaa Heer degmo amar lagu siiyay inay xidhaan ruux kaste oo Jeel Ogaadeen soo maray oo kusugan deegamada ay u xil saaran yihiin.

Magaaloyinka Jigjiga iyo Dhagaxbuur oo ay kunool yihiin dadka ugu badan ee Jeelkaasi soo maray ayaa 2-dii maalmood ee lasoo dhaafay, waxaa xeryaha maleeshiyada Liyuugu laysugu Geeyay dhibanayaal badan oo horay usoo maray Jeelka waxaana laga aruuriyay Telefanada iyo aqoonsiyadii ay wateen.

Dhibanayaashan ayaa xabisnaan doonto inta lagu Guda jiro abaabulka waxa loogu yeedho 19-ka Hidhaar oo ay ugu magacdareen maalinta Qomiyadaha Itobiya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Shir Heersare Ah oo lagu soo Dhaweeyay Waftigii Wadahadalka ONLF oo hada Nairobi ka furmay.
- Feb 17, 2018
Sidii aan lawada soconayba waxaa  maalmihii lasoo dhaafay uu dalka Kenya gaar ahaan Magaalada ...
Qiso Murugo Leh xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad.
- Feb 17, 2018
xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad. Goobtu ...
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ku dambeeyeen
- Feb 17, 2018
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ...
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
- Feb 17, 2018
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta taagan
- Feb 17, 2018
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta ...
Turkiga & Maraykanka oo Kawada Hadlaya Xaalada Waqooyiga Suuriya.
- Feb 17, 2018
Turkiga iyo Maraykanka oo goradda isugu jiray Waqooyiga dalka Suuriya ayaa waxay isku raaceen ...
Deg Deg Afar Macalin oo Lagu dilay Magaalada Wajeer.
- Feb 17, 2018
Sida ay tibaaxayaan wararka ka imanaya Kenya 3 macllin ayaa lagu dilay Gobolka Waqooyi ...
Tony Bleir oo Baajiyay Safarkiisii Addis Ababa Sababta?
- Feb 17, 2018
Raysal-wasaarihii hore ee wadanka Ingiriiska Tony Bleir ayaa lasheegayaa in uu gabi ahaanba joojiyay ...
Wargayska US News oo Maqaal Dheer Kaqoray Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
Wargayska caanka ah ee lagu magacaabo US News oo maqaal dheer kaqoray xaalada Itoobiya ...
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo
- Feb 16, 2018
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo