Daawo:Madaxwayne Cabdullahi Yusuf wuxuu kaxishooday inuu dhaho 6-dii sargaal ee beesha Isaaq waxaa dilkoda amray Janaral Galaal.

Janaraal Galaal oo kamid ahaa saraakiishii ciidanka xooga Soomaaliya ayaa magaalada Hargaysa kutilmaamay Horoshimo isaga oo muujinaya in ay bur buriyeen dad gaar ah oo ay ugu horeeyaan Cali Samatar Maxamed Siyad iyo shakhsiyaad kale isaguna uu iska bari yeelayo.

Janaraal Galaal oo ahaa saraakiishii ciidanka xooga dalka ee Hogaaminaysay dagaalii 77- ayaa kadib markii dagalka laga soo noqday waxaa uu bixiyay amar lagu Laayay saraakiil badan oo katirsanaa ciidanka, waxaana kamid ahaa 6-sargaal oo kasoo jeeday beesha Isaaq laguna Toogtay Hargaysa.

Allaha u naxariistee Cabdullahi Yuusuf oo kahadlayay dilkii loogaystay saraakiishii laga cabsi qabay inay Gadoodaan waxaa uu ka Gaab saday inuu warbaahinta kasheego in amarkii lagu Toogtay saraakiishaas uu bixiyay Gen Galaal, halka Janaraal Galaal uu wixii kadhacay dhacay magaalada Hargaysa dusha u saaray marxuum Samatar oo waliba uu xaqiraadna ugu daray, Hadaba Cabdullahi Yuusuf oo kahadlaya sidii wax u dhaceen halkan kadaawo.

y

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...