Dagaalo lagu Hoobtay oo 2-dii maalin ee u dambaysay kasocda duleedka Gonder.

Dagaalada u dhexeeya ciidamada Taliska Woyanaha iyo maleeshiyaadka wax iska caabinta Amxarada ayaa lagu soo waramayaa inay sii xoogaysanayaan maalin ba maalinta kadambaysa.

Warku waxaa uu sheegayaa in ciidamada Woyanuhu Geeyeen deegaamada Waqoyiga iyo Bariga magaalada Gonder kumanaan ciidamo Gurmad ah, waxayna ciidamadaasi Fooda si dareen maleeshiyaadka wax iska caabinta Amxarada oo horay halkaasi ay ugu dagaalameen ciidamadii Woyanaha ee sii Joogay.

Maalin nimadii shalay oo kaliya ayaa waxaa dhacay 5 dagaal oo aad u cuslaa waxaana dagaaladaasi khasaare xoogan lagu Gaadhsiiyay cidamada Taliska Woyanaha, sida ay baahiyeen shabakadaha kala duwan ee Taageera kacdoonka Qomiyada Amxarada ee kadhanka ah maamulka kooxda TPLF.

 

Sida warku sheegayo maleeshiyada wax iska caabinta Amxarada oo Taageera buuxda kahelay shacabka deegaanka, ayaa Gubay tiro kamida Gaadiidkii dagaal ee ciidamada Woyanuhu wateen waxayna arintaasi Niyad Jab kuriday ciidankii Woyanaha oo si fudud uga baxay Goobihii dagaalka.

Tan iyo bilowgii bishan ayaa waxaa inta badan dhulka Amxarada Gaar ahaan Gobolka Gonder kasocday dagaalo lagu Hoobtay oo u dhexeeyay maleeshiyaadka kala duwan ee Qomiyada Amxarada iyo ciidamada Woyanaha, waxayna dagaaladu kusii fidayaan deegaamo hor leh oo kamida dhulka Amxarada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Shir Heersare Ah oo lagu soo Dhaweeyay Waftigii Wadahadalka ONLF oo hada Nairobi ka furmay.
- Feb 17, 2018
Sidii aan lawada soconayba waxaa  maalmihii lasoo dhaafay uu dalka Kenya gaar ahaan Magaalada ...
Qiso Murugo Leh xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad.
- Feb 17, 2018
xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad. Goobtu ...
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ku dambeeyeen
- Feb 17, 2018
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ...
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
- Feb 17, 2018
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta taagan
- Feb 17, 2018
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta ...
Turkiga & Maraykanka oo Kawada Hadlaya Xaalada Waqooyiga Suuriya.
- Feb 17, 2018
Turkiga iyo Maraykanka oo goradda isugu jiray Waqooyiga dalka Suuriya ayaa waxay isku raaceen ...
Deg Deg Afar Macalin oo Lagu dilay Magaalada Wajeer.
- Feb 17, 2018
Sida ay tibaaxayaan wararka ka imanaya Kenya 3 macllin ayaa lagu dilay Gobolka Waqooyi ...
Tony Bleir oo Baajiyay Safarkiisii Addis Ababa Sababta?
- Feb 17, 2018
Raysal-wasaarihii hore ee wadanka Ingiriiska Tony Bleir ayaa lasheegayaa in uu gabi ahaanba joojiyay ...
Wargayska US News oo Maqaal Dheer Kaqoray Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
Wargayska caanka ah ee lagu magacaabo US News oo maqaal dheer kaqoray xaalada Itoobiya ...
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo
- Feb 16, 2018
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo