Haweeney katirsan madaxda TPLF oo Hindiya lagu xidhay iyadoo wadata Dahab ay kaxaday Itobiya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in haweenay katirsan ururka talada wadanka ku amar kutaagleeya ee TPLF ay la baxsatay hanti umadeed oo aad ubadan.

Sida xogta aan kuhelayno haweenaydan ayaa ayaa la baxsatay dahab aad ubadan iyadoo doonaysay in ay ka soo iibsato wadamada dibada si ay uga samayso hanti ugaar ah iyada.

Hase yeeshee ciidanka amaanka ee wadanka India ayaa gacanta kudhigay haweenaydii iyo dahabkii ay wadatayba waxayna isla markiiba dhigeen xabsiga, ciidanka amaanka ee wadanka India ayaa aad ula yaabay dahab intaas dhan oo hal qof uu wato waxayna si dag dag ah u go’aan sadeen in ay xabsiga dhigaan.

Sida laga soo xigtay ciidanka Police ka ee magaalada Dalhi haweenaydan ayaa lasaari doonaa maxkamad kadib markuu dhamaado baadhitaanku waxaana lafilayaa in ay mudato xabsi dheer.

Haweenaydan oo magaceeda aanaan wali helin ayaa lagu sheegay in ay tahay xaaska mid kamid ah raga TPLF ugu awooda badan waxaana lasheegayaa in ay dhowr jeer oo hore hanti badan oo dahab ah dibada wadanka u dhoofisay.

Kooxda TPLF oo xaqiiq saday in uu wakhti goodii gabaabsi yahay ayaa wada boob hantiyeed waxayna kooxdu ku dadaalaysaa sidii ay hanti badan ugaysan lahaayeen dibadan wadanka halkaas oo ay doonayaan in ay dhawaan ubaxsadaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...