Sunday, November 19th, 2017

Daawo:Hees cusub Nabad sugida Jubbaland Heegan taagan baan nahay.

Published on November 23, 2016 by   ·   No Comments

Ciidanka Nabad sugida Jubbaland ayaa lagu sheegay inay yihiin ciidanka ugu dadaalka iyo wax qabadka badan marka laga hadlayo dhinaca kahortaga weerarada maleeshiyaadka kooxda Shabab, Nabad sugida Jubbaland oo ay Tababar siiyaan khubaro kala duwan ayaa loo qaaday Hees lagu muujinayo waxqabadkooda e, Halkan kadaawo.

n

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

QM oo ku eedeeysay Imaaraadka in ay hubeyso maamulada ka jira Soomaaliya

November 19, 2017
Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta ...

Qoraa Caan Ah oo Addis Ababa Laga Masaafuriyay Sababta.

November 19, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

Dagaalo Kadhacay Gobolka Axmaarada oo Ciidanka Wayaanaha Loogu Awood Sheegtay.

November 19, 2017
Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa ...

Daawo: Waraysi Gudoomiye ku Xigeenka Hogaanka Arimaha Dibada JWXO Mudane Abdulahi Axmed ileye.

November 19, 2017
Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya la layeeshay ...

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Munasabada” Codkii Fardawsa Gaashaan Kooxda Duufaan Qaran.

November 19, 2017
Waxaad hoos ka daawataan hees wadani ah oo ...

On YouTube