Friday, September 22nd, 2017

Daawo:Sentor Muuse Suudi ninkii Xasan shekh dooranaya Ha lasoo doorto.

Published on November 23, 2016 by   ·   No Comments

Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo kamida xubnaha aqalka sare ee Baarlamaanka Hirshabeele oo kahadlayay xaflad lagu qabtay magaalada Muqdisho oo Xasan shekh iyo kooxdiisu fadhiyeen, ayaa si wayn u Taageeray dib usoo noqoshada Xasan shekh iyo kooxdiisa waxaana uu ku kaftamay in xildhibaanada Xasan dooranaya lasoo doorto e, Halkan kadaawo.

ms

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado vs Dhimbil.

September 21, 2017
Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado vs Dhimbil.  

Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado Gaaray

September 21, 2017
Shot Flim ila qosol Khasaarihii Avocado Gaaray

Shirka Golaha Guud ee Q.M oo Soomaaliya Lacag Ugu deeqay

September 21, 2017
Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ...

Ciidamada Soomaaliy oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

September 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo ...

Maamulka Galmudug oo Shaacisay Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah Shaqo Abuur loogu samanaayo

September 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u ...

On YouTube