Duuliye Diyaaradeed oo lagu waayay inta u dhaxaysa Itoobiya iyo Suudaan.

ninka lagu magacaabo Maurice Kirk,  oo u dhashay wadanka Uk ayaa la waayay isaga oo ku jira duulimaad seddex saacadood  qaadanaya oo uu kaga soo baxay gobolka koonfureed ee dalka Suudan kuna sii jeeday galbeedka Itoobiya.

Ninkaan ayaa  waxa uu ka qayb galayay tartanka  ay samaynayeen Diyaaradaha Qadiimiga ah,isaga oo looga cabsi qabay in  ay diyaaradiisu ciladoobi karto maadaama ay wakhti badan soo shaqaynaysay.

Qabanqaabiyayaasha tartanka diyaaradaha qadiimiga ah lagu soo bandhigo ayaa sheegay in ninka 72-jirka ah loo sheegay in uusan ka qeybgalin tartanka maadaama uusan shaqeyneyn jiheeyaha diyaaradiisa  iyo qalab badan  oo lagu ogaan karo hadba halka uu marayo,  waxayna intaas ku dareen in  aysan Diyaaradusu sooqaban katin qalabka  Satelaytka oo nooceedu yahay Piper Cub oo la sameeyay  sanadku markuu ahaa 1943.

Duuliyahaan ayaa Horay waxa uu u sheegay in laba jeer matoorku ka cilladoobay, balse uu ku adkaystay inuu duulimaadka sii wato.

Ninkaan  ayaa waxa alagu tilmamay in uu ahaa mid khibrad dheeraad ah u leh dhanka duulimaadka oo uu diyaarada dajin doono inta aanay qoraxdu dhicin hadii uu wax cilad ah dareemo, balse warsaxaafadeed ay soosaareen gudiga qaabilsan Tartankaan ayaa waxa alagu sheegay in loo diyaar garoobo baadidoon laga samaynayo suudaan iyo itoobiya inta u dhaxaysa.

duuliye

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...