Waxaan xaq u leenahay cidna nagama Hor istaagi karto!.

Muwaadin kamida dhalinta ree Ogadenia ee Gudaha Ogadenia ayaa dhambaal kooban waxaa uu soo Gaadhsiiyay warbaahinta Ogaden24, waxaana muwaadinkani oo kamida dhalinta wax kabarata mid kamida magaaloyinka Ogadenia uu Qoraalkiisa diirada kusaarayaa khadhaadhka Halganka iyo sida ay lagama maar-maanka u tahay in Halgamagaagu u adkaysto waana kan Hoose Qoraalkiisa e Akhris wanaagsan.

Waan idinsalaamay dhamaan umada soomalida ogaadeniya garahaan walaalaha halganka salaankadib
Waxaan rabaa inaan waxyarkataabto odhaahdan ah waxaan xaq uleenahay cidna nagama hor idtaagi karto
Waxaa xaqiiqa ah nin dulkiisii maalkiisii iyo tacabkiisii dhacanyahay inuu na iskadhawrankarin iyada oo agtiisa laguhaysto xoolihiisii Waa haduu damiirleeyahay.

Hadaba umada ogaadeniya oo ah umad inbad gumaysi kujirtay waxay udiyaargaroobeen inay soodhacsadaan xaqooda iyo xoriyadooda waxayna dagaal dhankasta ah kujiraan mudo qarniyaal ah oo jiilba jiil usiidhibayag hadafka gumaysi nacaybka iyo gobanimadoonimada ah.

Hadaba ilaahada waxaan raadinaynaa gobanimadii iyo soocelinta sharaftii umada gumaysigu daashaday ee ogaadeniya.

Waxaana hubaala inaynu marayno marxalado iyo xaalada kalagadisan kuwaasoo noocwalbaleh
Waxaa hubaala guushu inay dhawdahay ruuxkasta oogaraadlihina arkayo saadaasha maanta iyo jawigu siduuyahay
Taasna waxaa cadayn u ah gumaysigii waayadabadan wadankeena haystay inuu isagii maanta iskudhexwaashay oo midmid isuhaysto kaladhka

Waxaa igu kalifay qaraalkan waanfaysbuug ku arkay koox isgarabtaagan oo hadalo sheegaysa
War ana gii gudaha joognaybaa halganka wadna idinka poqurbaha raaxaysanaya maxaa idinhelay sawdamiirlaawanima maaha ninka wadankiisii oodhacan Facebook hadal umuda hadafkeeda kahor imanaya kuhadlaya walaahi baankudhaartaye.
Halganka waan wadaynaa ilaa aankahelayno xaqanaga oo ah ogaadeniya oo xora alaahu Akbar dhuuni raaca iyo .dhusigluhu hayaabee dhagahooda gaadhsii

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Wareegtada Madaxweyne Trump Oo Fasaxay Dadka Kalamaqan Isu Keenidooda
- Jun 21, 2018
Waxaa kala Xayiraa Dad Badan oo ehel aha kadib markii Uu Mabnuucay Madaxwaynaha Maraykanka ...
Deg Deg Daawo Ciidamada Xasilinta Oo Muwaadin Soomaali Ah Kudhaawacay Isgooska Zoobe Ee Muqdisho
- Jun 21, 2018
Waxaa Dhawaan Amniga Magaalada Muqdisho Lagu Wareejiyay Ciidamada Xasilinta Iyaga Oo Tacadiyo kala duwan ...
Kabogo: Halkuu Dambeeyay Wadahadalkii O N L F iyo Ethiopia
- Jun 21, 2018
Daawo Xog Hoose Wadahadalkii Ugu Danbeeyey Ee ONLF Iyo Ethiopia Khaladaadkii Dhacay HALKAN KADAAWO
Daawo Taliye katirsan ciidanka ONLF waraysi aad u xiisa badan
- Jun 21, 2018
Daawo Taliye katirsan ciidanka ONLF waraysi aad u xiisa badan HALKAN KA DAAWO.
Deg Deg Dhalinyaro Gadoodsan oo Fashiliyay Shir Diri-Dhabo Lagu Qabtay.
- Jun 21, 2018
Shir ladoonayay in lagu qabto magaalada Diri dhabo ayaa fashilmay kadib markii ay wacdaro ...
Deg Deg : Abiy Axmad oo Kala Diray Maamulkii Shucuubta Koonfureed.
- Jun 21, 2018
Raysal wasaaraha Gumaysiga Itoobiya, Abiy Axmad ayaa wuxuu sheegay inuu kala diray Maamulkii Shucuubta ...
Deg Deg : Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka K. Africa oo Toogasho Lagu Dilay.
- Jun 21, 2018
Koox loo maleynayo in ay ahaayeen budhcad ayaa toogasho ku dilay Sibusiso Radebe oo ...
Deg Deg Daawo Madaxweynaha Eritrea Oo Ku Dhawaaqay In Wafi Uu Dirayo Dalka Ethiopia
- Jun 20, 2018
Waxaa is fur furaysay Siyaasada Ethiopia Taniyo Intii Uu Raysal wasaaraha Cusub Xukunka Lawareegay ...
Ciidanka Itoobiya oo Gabadh Shacab ah Kala Baxay Gurigooda Dagmada Qalaafe.
- Jun 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada Godey ayaa sheegay in ciidamada ...
Maxkamad kutaala Adis Ababa oo isu Badashay Goob mudaharaad.
- Jun 20, 2018
Maxkamad kutaalada xaafata dhilataa kifaltaa oo kamid ah xaafadaha magaalada Adis Ababa ayaa isu ...