Arag sawirada:450- dagaalyahanada Ginbot 7-katirsan oo Gonder dhinaca Konfured kagalay.

War kasoo baxay Jabhada Ginbot 7-ayaa lagu sheegay in cutubyo katirsan ciidamadooda oo dhamaystay Tababar ay weerar kuqaadeen magaalada Gonder ee xarunta Gobolka Gonder ee maamulka Amxarada.

Weerarka oo dhacay 21-kii bishan ayaa lagu sheegay in maleeshiyadu Guul kagaadhay saldhigii ay weerareen oo lagu sheegay Taliska Guud ee ciidamada Woyanaha ee kahawlgala Guud ahaan Gobolka Gonder, warka saaxafada loo qaybiyay ayay Ginbot 7-kusheegtay in saldhiga oo kuyaala duleedka Konfureed ee Gonder uu dagaalka kadhacay qaatay saacado badan.

Qayb katirsan 450-Askari oo katirsan ciidankeena oo Tababar ugu soo dhamaaday Konfurta Gonder ayaa weerarkii ay kuqaadeen Taliska ciidanka TPLF, waxay kudileen in kabadan 20-Askari waxayna kudhaawaceen Askar kabadan 20-kale ayaa lagu yidhi warka ay baahisay Jabhada Amxarada ee Ginbot 7.

Warka kasoo baxay Jabhada Ginbot 7- ayaa lagu sheegay in dagaalka Itobiya lagaga xoraynayo TPLF uu sii socondoono ilaa laga Gaadho Guusha kama dambaysta ah oo sida ay sheegeen xiligeedii haatan lagaadhay.

1 2 3 4 5

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...