Ardaydii Jaamacadaha Oromia oo Tiradii u badnayd Todobaadkan xabsiyada isku waraysteen.

Warar kala duwan oo kasoo baxaya magaaloyinka dhulka Oromada ayaa sheegaya Hawlgalo is daba Jooga oo ciidamada Woyanuhu kuhayaan ardayda Jaamacadaha kuyaala deegaamada Oromada oo Woyanuhu aaminsan yahay inay saldhig u yihiin kacdoonka.

Maalin kahor ayay ciidanka wayaanuhu xabsiyada ka buuxiyeen arday aad ubadan oo wax kabaranaysay Jaamacada Ambo halkaas oo qalalaase oo Qalalaase xoogan uu kataagan yahay, sidoo kale ciidanka nabad sugida Woyanaha ayaa arday badan kala baxay Jaamacada Haramaayo 22-kii bishan, kuwaasi oo aan la ogayn halka ay ula kaceen.

Kooxda TPLF ayaa ardayda jaamacadaha ku eedaysay in ay qorshaynayaan dilal kadhan ah dadka maamulada kujira iyo ciidanka gumaysiga waxayna ardayda ku eedeeyeen in ay abaabulayaan banaan baxyada wadanka kasocda.

labo bari kahor ayay ahayd markay isku day dil kabadbaadeen Madaxa xisbi kusheega OPDO ee Dagmada Ambo iyo madaxa Jaamacada Ambo waxayna wayaanuhu dilkaas ku eedeeyeen ardayda Jaamacada Ambo.

Ardayda jaamacadaha Gobolka Oromia iyo dhalinta Oromada ayaa go’aansaday in ay shacabka Oromia ka dulqaadaan gumaysiga qoomiyada Tigreega ee mudada dheer dulsaaran shacabkooda,

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...