Xog:Xagee ku dambeeyay Cabdicasiis Maxamed oo dhowaan baxsaday.

Cabdicasiis Maxamed waxaa uu kamid ahaa dhagar-qabayaasha uu Horjoogaha maamulka Jigjiga kadhigtay Gacmaha uu dadka shacabka ah ee Ogadenia ku xasuuqa, waxaana mudooyinkii u dambeeyay soo kala dhex Galay shaki keenay inay kala Irdhoobaan.

Dhagarqabe Cabdicasiis oo xilal kala duwan soo qabtay ayaa ugu dambayn ahaa madaxa waxay ugu yeedheen xarunta iyo sidoo kale kuxigeen Cabdi iley, balse dhamaan wixii xil ahaa ee uu hayay ayaa laga xayuubiyay mudo haatan laga joogo 3-bilood, waxaa se Cabdicasiis Talo kucadaatay shirkii duleedka Qabridahar oo kamid ahaanshihii xisbigana lagaga caydhiyay.

Hadaba war aan kahelay ilo wareed kusugan magaalada Addis ababa ayaa sheegay in Cabdicasiis uu u baxsaday dalka Maraykanka, halkaasi oo Todobaadkan bilawgiisii uu kacaga dhigtay.

Xogta aanu helay ayaa sheegaysa in dhuumashada Cabdicasiis ay qayb kaqaateen xubno kamida kooxda EPRDF oo xidhiidh wanaagsan uu kala dhexeeyay, kuwaasi oo intii sida dhuumaalaysiga ah kujoogay Addis ababa iyagu Gacanta kuhayay.

Hadii warkani uu xaqiiq noqdo waxaa uu Cabdicasiis Qarka u saaran yahay inuu wajaho eedaymo laxidhiidha dambiyo uu kagalay shacabka Ogadenia oo isugu jira xasuuq xadhig wadareed iyo waliba xad Gudubyo kale oo Bini’aadminimada kadhan ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...