Ciidamada JWXO oo cashar u dhigay ciidanka Woyanaha ee Ogadenia kusugan.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegayo dagaallo aad uculus oo dhex maray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa Gumaysiga Itoobiya.

Warkan oo aan kahelay wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA) ee xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa sheegaya in dagaaladan ciidanka Wayaanaha lagaga dilay saraakiil iyo askar badan waxayna dagaaladu udhaceen sidan.

22/11/16 Xawlay oo Dagmada Dhuxun ee Gobolka Nogob katirsan dagaal CWXO iyo kuwa wayaanaha ku dhex maray waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 5 askari 7 kalana waa lagaga dhaawacay.

23/11/16 Abeesalay oo Dagmada Garbo ee Gobolka Nogob katirsan dagaal culus oo CWXO iyo kuwa gumaysiga ku dhex maray waxaa qudha lagaga jaray 13 kamid ah askarta wayaanaha 18 kalana waa lagaga dhaawacay.

24/11/16 Shiniile oo Dagmada Qabridahare ee Gobolka Qoraxay katirsan dagaal faraha laysula tagay oo ciidanka xooga dalka Ogadenia iyo kuwa cadawga ku dhex maray waxaa ciidanka wayaanaha lagaga dilay 9 askari 13 kalana waa lagaga dhaawacay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Wareegtada Madaxweyne Trump Oo Fasaxay Dadka Kalamaqan Isu Keenidooda
- Jun 21, 2018
Waxaa kala Xayiraa Dad Badan oo ehel aha kadib markii Uu Mabnuucay Madaxwaynaha Maraykanka ...
Deg Deg Daawo Ciidamada Xasilinta Oo Muwaadin Soomaali Ah Kudhaawacay Isgooska Zoobe Ee Muqdisho
- Jun 21, 2018
Waxaa Dhawaan Amniga Magaalada Muqdisho Lagu Wareejiyay Ciidamada Xasilinta Iyaga Oo Tacadiyo kala duwan ...
Kabogo: Halkuu Dambeeyay Wadahadalkii O N L F iyo Ethiopia
- Jun 21, 2018
Daawo Xog Hoose Wadahadalkii Ugu Danbeeyey Ee ONLF Iyo Ethiopia Khaladaadkii Dhacay HALKAN KADAAWO
Daawo Taliye katirsan ciidanka ONLF waraysi aad u xiisa badan
- Jun 21, 2018
Daawo Taliye katirsan ciidanka ONLF waraysi aad u xiisa badan HALKAN KA DAAWO.
Deg Deg Dhalinyaro Gadoodsan oo Fashiliyay Shir Diri-Dhabo Lagu Qabtay.
- Jun 21, 2018
Shir ladoonayay in lagu qabto magaalada Diri dhabo ayaa fashilmay kadib markii ay wacdaro ...
Deg Deg : Abiy Axmad oo Kala Diray Maamulkii Shucuubta Koonfureed.
- Jun 21, 2018
Raysal wasaaraha Gumaysiga Itoobiya, Abiy Axmad ayaa wuxuu sheegay inuu kala diray Maamulkii Shucuubta ...
Deg Deg : Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka K. Africa oo Toogasho Lagu Dilay.
- Jun 21, 2018
Koox loo maleynayo in ay ahaayeen budhcad ayaa toogasho ku dilay Sibusiso Radebe oo ...
Deg Deg Daawo Madaxweynaha Eritrea Oo Ku Dhawaaqay In Wafi Uu Dirayo Dalka Ethiopia
- Jun 20, 2018
Waxaa is fur furaysay Siyaasada Ethiopia Taniyo Intii Uu Raysal wasaaraha Cusub Xukunka Lawareegay ...
Ciidanka Itoobiya oo Gabadh Shacab ah Kala Baxay Gurigooda Dagmada Qalaafe.
- Jun 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada Godey ayaa sheegay in ciidamada ...
Maxkamad kutaala Adis Ababa oo isu Badashay Goob mudaharaad.
- Jun 20, 2018
Maxkamad kutaalada xaafata dhilataa kifaltaa oo kamid ah xaafadaha magaalada Adis Ababa ayaa isu ...