Shirkii Bilaha Ahaa Ee Jaaliyada JOKA oo Pretoria Kaqabsoomay.

Maanta oo ay Taariikhdu Tahay  25 -11-2016 Waxaa Xafiiska Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya Ee Koonfur Africa Qeebteda ee Pretoria Ka Furmey Shirkii Xubanaha ee Bilaha ahaa Saacadu Markay ahayd abaare 2:00 duhur nimo.

Shirkan ayaa ahaa Shirkii Ugu Horeyey Ee Gudida Cusub ee Jaaliyadu ay qabtaan waxaana kulanka soo xaadiray xubnaha Jaaliyada Pretoria

Ugu horaynba kulanka waxaa furey gudoomiya Jaaliyada JOKA Mudane Maxamed Daahir kadibna waxa uu kusoo dhaweyey Hoganka Diinta Iyo Dacwada Jaaliyada JOKA Sheikh Abuu Hamza wuxuuna sheekhu soo jeediyey wacdi dheer isagoo xubnaha xasuusiyay xaqnimada halganka Ogadenia kasocda.

Sisoo kale Waxaa kulanka ka hadley Hoganka Abaabulka Iyo Arimaha Bulshada Mudane Yussuf Islaam wuxuuna hogaanku xubnaha ku abaabulay sidii looqaban lahaa howlaha horyaala jaaliyada.

waxaa goobta qorsho shaqooyinkoodii ka soo jeediyay xubnaha gudiga fulinta kuwaas oo ku nuux nuuxsaday sida ay lagama maarmaanka u tahay kor u qaadka abaabulka iyo wacyigalinta bulshada soomaalida ogaadeenya iyo bulshada soomaaliwayn.

waxaa gabagabadii shirka lagu soo xidhay gabay  qiiman badan oo uu tiriye  Abwaan Khadar Colaad oo baraarujinta shacabka qayb libaax ka qaata.

dsc07469-copy dsc07470-copy dsc07471-copy dsc07472-copy dsc07473-copy dsc07474-copy dsc07476-copy dsc07480-copy dsc07480 dsc07481-copy dsc07482-copy dsc07484-copy dsc07485-copy dsc07485 dsc07486-copy dsc07487 dsc07488 dsc07489 dsc07490 dsc07491

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...