War-murtiyedka Shirwaynihii 3-aad ee Midawga Dhalinyarada Iyo Ardayda Ogadeniya.

Shirwaynaha seddexaad ee Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadeniya (OYSU) oo lagu qabtay Magaalada  Frankfurt, ee Jarmalka  29/12/2016 ilaa iyo 01/01/2017 ayaa guul ku soo dhamaaday, Shirwaynaha oo muhimmada gaar ah xanbaarsanaa  waxaa lagu dejiyay istiraajiyadii ururku  ku shaqayn lahaa labadda sano ee soo socota.

Shirwaynahan taariihkiga ah waxaa ka soo qaybgalay  xubnaha ururka, masuuliyiinta JWXO, madaxada halganka, Aqoonyahanno, Abwaanno  kooxda fanka ee Hillaacqaran, Suxufiyiin iyo Martisharaf kale.

Shirka waxaa lagu lafaguray guud ahaan howlaha ururka sida xeer hoosaadka, qorshe shaqeedka, iyo wax qabadka ururka.

Sidoo kale shirka waxaa lagu doortay xoghayaha guud ee ururka oo hogaamindoona ururka labada sano ee soo socda hadii Eebe idmo. Hadaba  Shirkan oo ahaa mid aad u heer sareeya waxaa ka soo baxay qodobada hoos ku qoran:

  1. In dhamaan xubnaha iyo maamullada ururku ay dhaqan galiyaan barnaamijyada iyo go,aamada ka soo baxay shirwaynaha ururka .
  2. In la ilaaliyo midnimada OYSU
  3. In la xoojiyo lana muujiyo kaalinta dhalinyaradu kaga jirto halganka loogu jiro xoraynta Ogadeniya.
  4. In la dardargaliyo guud ahaan Hawlaha halganka gaar ahaana hawlaha ururka dhalinyarada.
  5. In OYSU la jaan qaado is badalada siyaasadeed ee Geeska Africa ka dhacaya.

Boogaadin

Shirku wuxuu boogaadin u dirayaa guud ahaan shacabka geesiga ah ee hormuudka ka ah halganka lagu xoreynayo Ogadeniya gaar ahaan howl-wadeenada ururka dhalinyarad iyo Jaaliyadaha Ogaadeniya Ee kala jooga caalamka daafihiisa. Sidoo kale wuxuu shirku bogaadin gaar ah u dirayaa Madaxda JWXO iyo Ciidanka Waddaniga Xoraynta Ogadeniya ee soo majeestayaasha ah kuwaas oo cadawga Itoobiya uga dhaartay dhulkooda.

Baaq

Wuxuu shirku ugu baaqi dhamaan shacabka Ogadeniya dal iyo dibadba in la sii labanlaabo hawlihii iyo qorshayaashii halganka si loo dadajiyo in lagaadho guusha Xoriyada ogadenya.

Midnomo          Mintid          Iskutashi      Guul.

Frankfurt Gernany. January 2, 2017.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
- Feb 22, 2018
Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
- Feb 22, 2018
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
- Feb 22, 2018
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
- Feb 22, 2018
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
- Feb 22, 2018
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
- Feb 22, 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
- Feb 21, 2018
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube
- Feb 21, 2018
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube
Daawo Waa kuma Raisal wasaaraha Cusub ee Ethiopia
- Feb 21, 2018
Daawo Waa kuma Raisal wasaaraha Cusub ee Ethiopia
Daawo Abwaan Soomaliyed oo Gabay Cajiib ah ka Jeediyay Soodhawayntii Madaxda ONLF
- Feb 20, 2018
Daawo Abwaan Soomaliyed oo Gabay Cajiib ah ka Jeediyay Soodhawayntii Madaxda ONLF