Thursday, August 24th, 2017

Maxay Ree Jubbaland ku xasuusanayaan xildhibaan musharax Cabdirashiid Xidig ?.

Published on January 8, 2017 by   ·   No Comments

Waxaan Jeclaystay In Aan Waxyar Ka Ifiyo Waxyaabihii Dawlada Jubaland Ee Hada Cagaheeda Ku Taagan uu ka geestay mudane musharax abdirashid xidig

XIDIG IYO XASUUSTA JUBALAND

Waxyaabaha Dawlada Jubaland Iyo Shacabkeeda Ku Xasuusnaan Doonaa Xildhibaan Abdirashid Xidig Waxaa Kamida,

1.In Uu Ahaa Xildhibaankii Ugu Horeeyay Ee Goob Baadiya Ah kubooqda Madaxwaynaha Jubaland Iyo Ciidankiisii Asagoo Ku Dhiirigaliyay Udhabar Adayga Dagaalada Ay Shabaab Kula Jireen Xiligaasi,

2.In Uu Ahaa Xildhibaankii Sida Joogtada Ah Udifaacayay Xiligii Ciidamada Jubaland Iyo Amisom Kusoo Wajahnaayeen Kismaayo Ayagoo Markaas Warbaahinta Loo Marinayay Dacaayado Farabadan,

3.In Uu Ahaa Xildhibaankii Ugu Horeeyay Ee Hambalyo Iyo Dhiirgalin Udira Ciidamadii Lawareegay Magaalada Kismaayo

4.In Uu Ahaa Xildhibaankii U Horeeyay Ee yimaada Kismaayo, Adoo Sideed Bari Basa Gacanta Maamulka Ay Ku Jirto ,

5.In Uu Ahaa Xildhibaankii Kaqaybqaatay Dib U He Shiisiintii Beelihii Walaalaha Ahaa Ee Ku Kala Aragti Duwanaa Muumulka Xiligaasi,

6.In Uu Goob Joog Ka Ahaa Heshiis Kaste Oo Dhex Mara Jubaland Iyo Dawlada Dhexe Asagoo Masuuliyada Dhaxdhaxaadinta Ay Saarayd Maadaama Uu Ahaa Masuul Katirsan Labada Dhinacba

6.In Uu Hormuud U Ahaa Sidii Dawladaha Dariska Ah Iyo Jubaland Calaaqaad Wanaagsan Uga Dhaxayn Lahaa, Looguna Qancin Lahaa in Dawlada Dhexe Aysan Cadaalad Ka Ahayn Maamul Usamaynta Gobalada Jubooyinka,

7.In Laga Bilaabo Shirwaynihii Ergooyinkii Jamacada Ee Lagu dhisayay yagleelidii Maamulkii KMG Ahaa Ilaa Doorashadii Udanbaysay 15.8.2015 Intaas In Mid kaste Goob Joog Uu Ka Ahaa.

8.Siwayn Waxaa Loogu Xasuustaa In Uu Ahaa Ninkii Hortaagnaa Gudoonka Baarlamaanka Ee Hormuudka Uu Ka Ahaa( Jawaari) Kasoo Kashaqaynayay Sidii Mooshin Kusheegii Looga Keeni Lahaa Barlamaanka Jubaland Ee Xiligaas Ladhaariyay,

9.Dadaaladaan Aan Soo Sheegnay Ayaa Bulshada Qaar Waxay Ugu Muuqatay In Xidig Yahay Qabyaaladayste Balse Kadib Markii Ay Arkeen Dawlad Wanaaga,Amniga,Iyo Horumarka Xawliga Kusocda Ee Durba Jubaland Kutalaabsatay Ayay Garwaaqsadeen In Uu Gutay Waajibaad Dheeri Ah Oo Ay Ku Dheehantahay Wadaniyad Iyo Indheergaradnimo,

10. Ogu Danbayn Xidig Waxaa Uu Jubaland garabtaagnaa Inta Ay Yeelanaysay Madaxwayne,Kuxigeeno, Wasiiro, Baarlamaan, Iyo Guud Ahaan Qaybaha Kala Duwan Ee Dawladnimo, Asgoo U Babacdhigayay Cid Kaste Oo Soo Handada.

By: Abdisamad Xareed

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Daawo: Cali Bunow Qorone gudoomiyaha ismaamulka Garissa

August 23, 2017
Daawo: Cali Bunow Qorone gudoomiyaha ismaamulka Garissa oo ...

Daawo: Waraysi Garaad Jamac G Ismaciil oo ka hadlaya Nabada Buuhoodle halkay Joogto

August 23, 2017
Daawo: Waraysi Garaad Jamac G Ismaciil oo ka ...

Tilmaamaha lagu Garto Gabadha Sida dhabta Ah Kuujecel

August 23, 2017
Daawo oo baro Tilmaamaha lagu Garto Gabadha Sida ...

Daawo: Shirkii Jaamacada Azhar ee Qaahira Iyo Madaxweyne maxamed Farmaajo

August 23, 2017
Daawo: Shirkii Jaamacada Azhar ee Qaahira Iyo Madaxweyne ...

Daawo:sheeko qosol badan aabahaa iyo dooro maxaa kala qabsaday

August 23, 2017
Daawo:sheeko qosol badan aabahaa iyo dooro maxaa kala ...

On YouTube