Daawo:Anigu waxaan Rabaa in Odayga Siilaanya ah 2-sano loo Kordhiyo”Boqor Buur madow.
Boqorka beesha Isaaq ayaa sheegay inay lama Huraan tahay in madaxwayne Siilaanyo xilka loo kordhiyo mudo waxaana waraysi uu bixiyay uu kusheegay inuu isagu Boqor ahaan Jecel yahay in Odayga mudo 2-sana ah xilka loogu daro ama loo kordhiyo e, Halkan kadaawo.