Daawo:Kaydka iyo sifaynta Biyaha magaalada Garissa.

Magaalada Garissa ee xarunta Gobolka Waqoyi Bari oo in dhowaale Biyo la’aan baahsani kajirtay ayay haatan dawlada Gobolku Qaaday Talaabo lagu soo Afjarayo Biyo la’aanta magaalada, waxaana Wabiga dacalkiisa laga sameeyay Goob Kaydka iyo sifaynta biyaha ah oo cusub e, Halkan kadaawo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xaalada Gobolka Shiniile oo Siimurugtay & Dad Shacab Ah oo Laxidh Xidhay.
- Apr 23, 2018
Waxaa heer wax ku’ool ah gaadhay kacdoonadii shacabka ee kasocday Gobolka Shiniile (Siti) ee ...
Itoobiya oo Noqotay Wadanka Ugu Liita Dhinaca Xuquuqda Aadamaha Ee Wadamada Africa.
- Apr 23, 2018
Dowlada Maraykanka oo qiimayn dhinaca xuquuqul aadamaha ah kusamaysay in kabadan 200 oo dowladeed ...
Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Loodiyaar Garoobay.
- Apr 23, 2018
Kadib todobaadyo buuq iyo xiisad siyaasadeed oo keenay in uu xilka ka dago gudoomiyhii ...
Ethiopia Wadanka Ugu Liita Dhinaca Xuquuqda Aadamaha Ee Wadamada Africa.
- Apr 23, 2018
  Dowlada Maraykanka oo qiimayn dhinaca xuquuqul aadamaha ah kusamaysay in kabadan 200 oo dowladeed ...
Kacdoonka Shinniile waa inuu Soomaaliyeysnaadaa, waa inuu socdaa, waa inuu Jigjiga iyo Fiiq
- Apr 23, 2018
Kacdoonka Shinniile waa inuu Soomaaliyeysnaadaa, waa inuu socdaa, waa inuu Jigjiga iyo Fiiq soo ...
JIG JIGA. XEELADA GUMEYSIGU KU BAHDILO SHACABKA KA DIBNA DAREEN CABSI IYO ARGAGAX LUGU BEERRO 1884.
- Apr 22, 2018
Lancetser house wuxuu ku yaalaa jidka weyn ee soo galla madasha looga arrimiyo dalkan ...
Kuuriyada Waqooy oo Ku Dhawaaqday Hakinta Hubka Nukleerka Ah.
- Apr 22, 2018
Hadalkii ay ku sheegtay Kuuriyad Woqooyi in ay hakinayso barnaamijkeeda nukliyeerka iyo tijaabada gantaalaha, ...
Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh Xidhay Dhulka Axmaarada & Xiisad Kadhalatay.
- Apr 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in todobaadkan ...
Khilaaf Xoogan oo Sookala Dhex Galay Raysal-wasaaraha Itoobiya & Hogaanka Ciidamada.
- Apr 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu soo shaac baxay ...
Xiisadii Gobolka Shiniile oo Adkaatay & Ciidamo Halkaas Loodirayo.
- Apr 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shiniile ee Galbeedka wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in gabi ...