Daawo:Riwaayadii ugu xiisaha badnayd oo sanadka cusub Garowe lagu soo bandhigay.
Barnaamij sanadka cusub lagu soo dhowaynayay ayay kooxda Fanka Maslaxo oo kajirta magaalada waxay kusoo bandhigeen Riwaayad iyo Majaajilo aad u Qosol badan oo dhacdooyinka sanadkii hore laxidhiidha, Barnaamijkan ayaa waxaa baahiyay Telefeshinka SBC- e, Halkan kadaawo.