Saturday, January 21st, 2017

Daawo:Sir culus oo laga duubay Afhayeenka ciidamada Amaanka Jubbaland.

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Idaacada Shabeele ee magaalada Muqdisho ayaa soo wacday Afhayeenkii ciidamada Jubbaland Axmed Carab si ay uga Qaadaan waraysi, balse Afhayeenka ayaa diiday inuu Idaacada siiyo waraysi waxaana dhex maray muran uusan Afhayeenku kafiirsan oo laxidhiidha colaada beesha milkiilaha Idaacada iyo arimo kale e, Halkan kaga bogo.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



wararkii hore

Deg Deg: Maxaabiis ka baxsatay saldhiga Booliska ee Magaalada Garissa Ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari kenya

January 20, 2017
Sida ay baahiyeen ugu yaraan Lix dhalin yaro ...

Daawo:Warka Gabadhii 2-aad ee Goldogob lagu Kufsaday oo iyada 2-mar la Kufsaday.

January 20, 2017
Hooyada dhashay Gabadh lala Kufsaday Gabadhii muuqaalka Foosha ...

Maamulka oo 28-Guri ku wareejiyay saraakiil iyo Ganacsato Tigree ah+sawirada.

January 20, 2017
Maamul kusheega Kililka ayaa Guryihii ugu badnaa oo ...

Daawo:Barnaamijka Yaa mudan madaxwayne oo ay isku Hardiyeen xildhibaano miisaan culus.

January 20, 2017
Barnaamijka xiisaha badan ee Yaa mudan madaxwayne oo ...

Daawo:Dhacdo Yaab badan oo Gabadh Somaaliyeed Qabsatay.

January 20, 2017
Waa Qiso ama dhacdo dhab ah oo ay ...