Lama Qaadayo xukunka deg dega ah ee dalka saaran” Xayle Maryan.

Ra’iisal wasaaraha maqaar saarka ah ee maamulka Woyanaha ayaa shaaciyay inuu sii soconayo xukunka deg dega ah ee kooxda TPLF kusoo Rogtay dalkaasi mudo haatan 3-bilood iyo siyaado laga Joogo.

Xayle Maryan oo lahadlayay warbaahinta Woyanaha ayaa sheegay in Qaadista xaalada deg dega ahi ay kuxidhan tahay xaalada dalka, waxaana uu sheegay in marka la Gaadho Hubanti dhinaca Amaanka ah laqaadayo xukunka deg dega ah oo uu sheegay in Faa’iidoyin badan laga dhaxlay.

Intii uu socday xukunka deg dega ah ayaa waxaa xabsiyada loo Taxaabay dad kabadan 100-kun oo shacab ah kuwaasi oo intooda badan laga kala xidh xidhay maamulada Oromada iyo Amxarada oo xudun u ah kacdoonka looga soo Horjeedo Hogaanka kooxda cunsuriga ah ee TPLF.

Siraj Fegase oo ah Gudomiyaha Gudiga lasocodka xukunka deg dega ah iyo kooxdiisa ayaa horay u sheegay in xaalada dalku kasoo Raynayso, kadib markii sida ay sheegeen Gacan Bir ah lagu Qabtay kacdoon wadayaasha, balse warkaasi ayaa ah mid sida ay u sheegeen aan u jirin waxaana meelo badan oo dalkaasi kamid ah kasocda kacdoon iyo dagaalo looga soo Horjeedo Taliska Woyanah.

Dhawaaqa Xayle Maryan ayaa kusoo Hagaagaya xili war kasoo baxay safaarada Maraykanka ee magaalada Addis ababa loogaga digay muwaadiniinta Maraykanka ah inaysan ku dhex socdaali karin Gudaha dalkaasi, gaar ahaan maamulka Xabashida oo warka lagu sheegay inuusan wax Amaan ahi kajirin.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Xildhibaan Maxamed soomali oo Aqriyay Misaaniyada dalka ee sanadka soo socda
- Dec 11, 2017
Daawo Xildhibaan Maxamed soomali oo Aqriyay Misaaniyada dalka ee sanadka soo socda ee 2018 ...
Daawo Warkii Caalamka
- Dec 11, 2017
Daawo Warkii Caalamka aad ka heli doonto xogo muhiim ah
Daawo Jawaari oo dowlada Mareykanka ugu baaqay ineey ka laabato go aadkeeda Qudus
- Dec 11, 2017
Daawo Jawaari oo dowlada Mareykanka ugu baaqay ineey ka laabato go aadkeeda Qudus
DAAWO Barnaamijka La Hadal Xuska Maalinta Xuquuqul Aadanaha
- Dec 11, 2017
DAAWO Barnaamijka La Hadal Xuska Maalinta Xuquuqul Aadanaha
Daawo: Barnaamijka Gaar ah Is Cafis MUQDISHO
- Dec 11, 2017
Daawo: Barnaamijka Gaar ah Is Cafis MUQDISHO
Al Shabaab oo Gawaari Siday Raashin ku gubay Duleedka Baladweyne
- Dec 11, 2017
Dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab ayaa la sheegaya in ay dab qabadsiiyeen Gawaari Raashin ...
Kuxigeenka Madaxwaynaha Maraykanka oo Loo Diiday Inuu Falastiin Booqdo.
- Dec 11, 2017
Kuxigeenka Madaxwaynaha Maraykanka, Mike Pence oo lagu waday in uu dhamaadka bishan tago dhulka ...
QM oo Shaacisay Tirada Shacabka Lagu Laayay Soomaaliya.
- Dec 11, 2017
Qaramada Midoobey xafiiska u qaabilsan xuquuqda Insaanka ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsn tirada ...
Rabshado Kasocda Gobolka Tigrey & Khasaare Kadhashay.
- Dec 11, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adgirat ee Gobolka Tigrey ayaa sheegaya rabshado aad uxoogan ...
Deg Deg: Xubno Sarsare oo Itoobiyaan Ah oo Australia Isu Dhiibay.
- Dec 11, 2017
War goor dhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya in wafti heer sare ah oo kasocday ...