Tuesday, October 17th, 2017

Maraykanka oo muwaadiniintiisa Itobiya kusugan uga digay inay kudhex safraan.

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Safaarada Maraykanka ee magaalada Addis ababa ayaa soo saartay digniin dhinaca safarka iyo dhaq-dhaqaaqa ah oo khusaysa dhamaan muwaadiniinta Maraykanka ee kusugan Gudaha dalka Itobiya.

War kooban oo safaaradu soo saartay laguna baahiyay Wapsite-ka safaarada ayaa lagu sheegay in dhamaan muwaadiniinta Maraykanku ay xadidaan dhaq dhaqaaqyadooda aan muhiimka ahayn iyo Gudaha Itobiya, gaar ahaan waxay safaaradu kadigtay dhulka Amxarada oo dhowaan Qarax lagu weeraray Hotel kuyaala magaalada Bahir Dar.

Maamulada Amxarada iyo Amxarada ayay safaaradu sheegtay inay kajirto Halis muuqata oo dhinaca amaanka ah sidaa darteedna ay iska ilaaliyaan muwaadiniinta Maraykanku inay u kicitimaan.

Dhamaan Goobaha dalxiiska iyo meelaha laysugu tago ayaa sidoo kale lagu sheegay warka inay kadheeraadaan muwaadiniinta Maraykanku, digniintani safaarada Maraykanka ayaa meesha kasaaraysa Hadalada is daba Jooga ah ee maamulka Woyanuhu kasoo saaro xaalada dalka oo ay kusheegeen inay haatan caadi kusoo noqotay.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Daawo barnaamjidka kaftanka siyaasada iyo wariye Cali Xaraare oo kahadlay waxyaabo farabadan.

October 16, 2017
wariyaha caanka ah Cali Cabdi Xirsi Xaraare ayaa ...

Mukhtaar Rooboow ‘’ Waa la garanayaa cidda waxan ka danbeysa, waxaan leeyahay ka jooga

October 16, 2017
Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo shir jaraa’id ku ...

Madaxweyne Farmaajo oo diiwaan galiyay dad badan oo lagu la’ yahay Qaraxii Zoobe

October 16, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa ...

Ururka OYSU-east Africa oo Taczi U diray Shacabka soomaaliyeed

October 16, 2017
Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia Ee OYSU Laantiisa ...

Boqor khaakh Tufuu oo Flim Degdeg ah ka sameeyayXasuuqii Zoobe

October 16, 2017
Boqor khaakh Tufuu oo Flim Degdeg ah ka ...

On YouTube