Tuesday, April 25th, 2017

Daawo:18-musharax madaxwayne oo shir kayeeshay dorashada dalka.

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Tiradii ugu badnayd oo ah musharaxiin u Taagan xilka madaxwaynenimada Soomaaliya oo la baxay is badal ayaa magaalada Muqdisho kuyeeshay shir ay kaga arinsanayaan Geedi socodka dorashada madaxtinimada dalka, waxayna kasoo Jeediyeen musharaxiintu shirkaasi Qodoba muhiim ah e, Halkan kadaawo.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo diiday inay ciidamada Itobiya Amaankiisa sugaan.

April 24, 2017
Madaxwaynaha dawlada Somaaliya ayaa Niyad Jab kuriday ciidamada ...

Daawo:Barnaamijka Kaftanka siyaasada oo aad u xiisa badan xaqiiq dhab ahna xambaarsan.

April 24, 2017
Barnaamijka Kaftanka siyaasada ee Wariye Cali Xaraare uu ...

Dagaal ciidanka Woyanaha khasaare xun kugaadhay oo duleedka Gonder kadhacay.

April 24, 2017
Kolonyo ciidamada Woyanaha ah ayaa khasaare xoogan oo ...

Daawo:Ururka Qurba Joogta Danab oo mushaarka ciidanka Somaaliya balanqaaday.

April 24, 2017
Aqoonyahano Somaaliyeed oo is Abaabulay oo lamagac baxay ...

Daawo:Fanaanada Laki Xaaji Wacays oo si Kulul uga Hadashay Aflagaado Fool xun oo Universal Tv u kula kacay.

April 24, 2017
Tv-ga Universal ayaa Aflagaado iyo bahdilaad Fool xun ...