Tuesday, April 25th, 2017

Daawo:Axmed madobe Dorashada Jawaari waa Guul Taariikhi ah.

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madobe ayaa si deg deg ah Hambalyo ugu diray Maxamed Shekh Cisman Jawaari oo maanta loo doortay Gudomiyaha cusub ee Barlamaanka Somaaliya, Axmed waxaa uu dib u dorashada Jawaari kusheegay Guul Taariikha ah oo lagu wada Farxo e, Halkan kadaawo.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo diiday inay ciidamada Itobiya Amaankiisa sugaan.

April 24, 2017
Madaxwaynaha dawlada Somaaliya ayaa Niyad Jab kuriday ciidamada ...

Daawo:Barnaamijka Kaftanka siyaasada oo aad u xiisa badan xaqiiq dhab ahna xambaarsan.

April 24, 2017
Barnaamijka Kaftanka siyaasada ee Wariye Cali Xaraare uu ...

Dagaal ciidanka Woyanaha khasaare xun kugaadhay oo duleedka Gonder kadhacay.

April 24, 2017
Kolonyo ciidamada Woyanaha ah ayaa khasaare xoogan oo ...

Daawo:Ururka Qurba Joogta Danab oo mushaarka ciidanka Somaaliya balanqaaday.

April 24, 2017
Aqoonyahano Somaaliyeed oo is Abaabulay oo lamagac baxay ...

Daawo:Fanaanada Laki Xaaji Wacays oo si Kulul uga Hadashay Aflagaado Fool xun oo Universal Tv u kula kacay.

April 24, 2017
Tv-ga Universal ayaa Aflagaado iyo bahdilaad Fool xun ...