Tuesday, October 17th, 2017

Daawo:C/kariin Xuseen Guuleed oo Shalay ay Xildhibaanada Galmudug xilkii ka xayuubiyeen oo Maanta Cadaado ka degay.

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Madaxwaynhihii Maamul Goboleedka  Soomaaliyeed ee Galmudug   ayaa maanta waxa uu gaadhay magaalada cadaado  ee caasimada maamulkaasi.

Safarka C/kariin Xuseen Guuleed uu dib ugu laabtay maanta cadaado ayaa ku soo beegmaya Xili ay maalinkii shalay ahaa ay shaaciyeen  Baarlamaanka dalkaasi in ay  xasaanadii kala laabteen oo  ay ka qaadeen Xilkii Madaxtinimo ee maamulkaasi.

Mudane guuleed  oo garoonka cadaado saxaafada kula hadlay  ayaa soo jeediyay in amniga deegaanada Galmudug laga taxadaro loona hoggaansamo amarkiisa ,sidookale waxa uu ku dhawaaqay in dalku xaalad deg deg ah wajahay

IMG_0273IMG_0281IMG_0283IMG_0290IMG_0301IMG_0308IMG_0314IMG_0317IMG_0318IMG_0329

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Daawo barnaamjidka kaftanka siyaasada iyo wariye Cali Xaraare oo kahadlay waxyaabo farabadan.

October 16, 2017
wariyaha caanka ah Cali Cabdi Xirsi Xaraare ayaa ...

Mukhtaar Rooboow ‘’ Waa la garanayaa cidda waxan ka danbeysa, waxaan leeyahay ka jooga

October 16, 2017
Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo shir jaraa’id ku ...

Madaxweyne Farmaajo oo diiwaan galiyay dad badan oo lagu la’ yahay Qaraxii Zoobe

October 16, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa ...

Ururka OYSU-east Africa oo Taczi U diray Shacabka soomaaliyeed

October 16, 2017
Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia Ee OYSU Laantiisa ...

Boqor khaakh Tufuu oo Flim Degdeg ah ka sameeyayXasuuqii Zoobe

October 16, 2017
Boqor khaakh Tufuu oo Flim Degdeg ah ka ...

On YouTube