Tuesday, October 17th, 2017

War deg deg ah:Pro Jawaari oo Mar labaad ku guulaystay Gursiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Soomaaliya iyo Guuldaradii Xidig .

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa goor dhawayd  Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka soomaaliya ku soo gabagaboobay Tartankii Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Dalka Soomaaliya.

Natiijada Dooraashada gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay, waxaana la shaaciyay in uu Prof Maxakmed Cismaan  Jawaari  uu noqday Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.

Waxayna  u qabsoontay Doorashadu si aad loola dhacay oo ay dad badani mahadinayeen ,codadka ka kala helay ayaa waxa ay ahaayeen sidatan.

Waxaa codeeyay 259mudane

Prof Maxamed cismaan Jawaari 141cod
Cabdirashiid Maxamed Xidig 97cod
Cabdifataax Geesay. 17cod
Idir Maxamed 2cod

Waxaa xumaaday 2cod.

Sidaasi waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku noqday, Prof Maxamed Cismaan Jawaari, oo noqday gudoomiyihii ugu horeeyay ee dib loo doortay.

 

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Daawo barnaamjidka kaftanka siyaasada iyo wariye Cali Xaraare oo kahadlay waxyaabo farabadan.

October 16, 2017
wariyaha caanka ah Cali Cabdi Xirsi Xaraare ayaa ...

Mukhtaar Rooboow ‘’ Waa la garanayaa cidda waxan ka danbeysa, waxaan leeyahay ka jooga

October 16, 2017
Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo shir jaraa’id ku ...

Madaxweyne Farmaajo oo diiwaan galiyay dad badan oo lagu la’ yahay Qaraxii Zoobe

October 16, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa ...

Ururka OYSU-east Africa oo Taczi U diray Shacabka soomaaliyeed

October 16, 2017
Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia Ee OYSU Laantiisa ...

Boqor khaakh Tufuu oo Flim Degdeg ah ka sameeyayXasuuqii Zoobe

October 16, 2017
Boqor khaakh Tufuu oo Flim Degdeg ah ka ...

On YouTube