Daawo:Duruufta Baalash-layaasha Kismayo iyo sida ay u shaqaystaan.
Magaalada Kismayo ee xarunta Jubbaland waxaa kunool danyar badan oo aan Haysan dhaqaale ay ku dabaraan noloshoda caruurtodana waxbarasho ku Geeyaan, waxayna taasi keentay in caruurtii waxbaran lahayd ay Qoysaskoda suuqa uga shaqeeyaan e Qaabka caruurta Baalashlaha ahi u shaqeeyaan, Halkan kadaawo.