Daawo:Kaftan Qosol badan oo dhex maray Fanaanka Dayax dal-nuurshe iyo wariye Eglan.
Is xog waraysi kooban oo kudhisan Kaftan aad u Qosol badan ayaa waxaa uu dhex maray wariye Eglan Saalax iyo Fanaanka cusub ee Dayax dal-nuurshe, waxaana wariye Eglan iyo Fanaanka dhex maray shekadan xiisaha badan e, Halkan Hoose kadaawo.