Maamulada Woyanaha iyo Somaliland oo khilaaf xoogani kadhex curtay.

Maamulka Woyanaha ayaa Kahor yimid Qorshaha maamulka Somaliland kudoonayo inuu saldhig ciidan dalka Imaaraadka Carabta kasiiyo magaalada Dekada ah ee Barbara.

Warku waxaa uu sheegayaa in maamulka Woyanuhu si aad uga xumaaday Heshiiska madaxwayne Siilaanyo kudoonayo in Imaaraadka Carabta uu saldhig ciidan kusiiyo, taasi oo kooxda katalisa Itobiya ee TPLF u aragto mid khatar ku ah amaankeeda iyo danaha mustaqbalka Fog ee Somaliland.

Kulan ay maamulada Itobiya iyo maamulka Somalilnad kuyeesheen magaalada Hargeysa ayaa xogo aanu helay waxay sheegayaan in lagu kala kacay kadib markii Labada dhinac isku Fahmi waayeen, waxaana is mari waagani uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee Labada dhinac tan iyo intii maamulka Somaliland ladhisay.

Maamulka Woyanaha ayay cadhadu Gaadhsiisay inay dib boodhka uga Jafaan Kooxdii Fashilantay ee suldaan Wabar, kuwaasi oo haatan iyaga oo Taageera muuqata kahelaya maamulka Woyanaha bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan iyo abaabulo bulsho.

Heshiiskan ayaa waxaa Qayb ka ah dawlada dhexe ee Soomaaliya oo iyadu wajigiisii Hore u saxiixday Imaaraadka taasi oo sii adkaynaysa in maamulka Somaliland kanoqdo, maadaama aysan lahayn awooda rasmiga ah ee Hirgalinta iyo kanoqashada Heshiiska oo u dhexeeya Laba dawladood.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah Bashiir_Ahmed_Makhtal ayaa hadda ka degay dalka Canada isaga oo 12 sano dulmi ugu xidhnaa Itoobiya.
- Apr 21, 2018
? Marka hore waxaa mahad oo dhan iska leh Allaah -swt, oo qaddaray ...
Vladimir Putin oo Diyaar U Ah Inuu Trump La Kulmo.
- Apr 21, 2018
Wasiirka Arimaha Dibada Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu doonayo ...
Falastiiniyiin Lagu Dilay Xadka Gaza & Israa’iil.
- Apr 21, 2018
Mas’uuliyiinta caafimaadka ee marinka Qaza ee Falastiin ayaa sheegay in afar qof oo Falastiniyiin ...
Wariye Caan Ah oo Lagu Bahdilay Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa & Dad Lalaayay.
- Apr 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ...
Kacdoonkii Shacabka Gobolka Shiniile oo Dagmooyin Hor Leh Kufiday.
- Apr 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Shiniile ee xarunta Gobolka Siti ayaa sheegaya in kacdoonkii ...
Ururka ONLF waxaa la Aas-aasay sanadkii 1984. wuxuu halganka hubaysan billaabay sanadkii 1994. ujeeddada loo Aas-aasay Ururka waa inay dadka Soomaaligalbeed (Ogaadeeniya) helaan Aayo-katashi.
- Apr 21, 2018
Muddadii uu Ururku jiray wuxuu soo maray marxalado isugu jira dibu-dhac iyo horu-kac si ...
Kacdoonkii Shacabka Gobolka Shiniile oo Dagmooyin Hor Leh Kufiday.
- Apr 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Shiniile ee xarunta Gobolka Siti ayaa sheegaya in kacdoonkii ...
JIG JIGA. FARIN KA TIMID ABDI ILAY, BAHDIL IYO AFXUMO WAAN KU OGGAA BALSE CAFIS IYO GARASHO FOG MAYA.
- Apr 20, 2018
Isagoo hogaanka nabad galyada ayuu ku rad jooggay siduu dacwad halis ah ugu sameyn ...
Daaawo Wararkii Ugu Dambeeyay Oo Kusaabsan Xaalada Ethiopia
- Apr 20, 2018
Daaawo Wararkii Ugu Dambeeyay Oo Kusaabsan Xaalada Ethiopia
Deg Deg Daawo Soomaaliland oo Xabsiga Dhigtay Boqor Buurmadaw
- Apr 20, 2018
Maamulka Soomaaliland Oo Aalaaba Xarig la beegsada Dadka Magaca Bulshada Kudhex Leh Ee Aada ...