Hoganka arimaha dibada ONLF iyo wafdi uu Hogaaminayo oo Maraykanka kadagay.

Wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudomiyaha Hogaanka arimaha dibada ee Jabhada ONLF ayaa Gaadhay dalka Maraykanka gaar ahaan state-ka Minnesota oo saldhig u ah Jaaliyada ugu balaadhan ee ree Ogadenia.

Wafdiga Halgame Maadeey ayaa waxaa kamida Gudoomiyaha Hogaanka Warfaafinta Jwxo Mudane Hassan Moalin, waxaana wafdiga si diiran usoo dhaweeyay Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Maraykanka oo aan u kala hadhin.

Waftigan ayaa waxay ka qayb gali doonaan shirar caalami ah oo lagaga hadlayo arimaha gumaysiga Itoobiya oo haatan xaalada kama dambays ah kujira, sidoo kale waxay wafdigu kulamo la qaadan doonaan ururo badan  oo kasoo horjeeda nidaamka gumaysiga Itoobiya Jaaliyad waynta ay martida u yihiin ee Ogadenia iyo Guud ahaan bulshada Bariga Africa kasoo jeeda.

Waxaa ka socda dhamaan ba daafaha caalamka abaabul xoogan oo ay wadaan jaaliyadaha Ogadeniya iyo shirar looga tashanayo arimha Halganka looguna diyaar Garoobayo is badalada la filayo inay mustaqbalka dhow kadhacaan dalka Itobiya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Ing Faysal Cali Waraabe Oo Lakulmay Wafti kasocda MIdawga Yurub
- Jan 19, 2018
Ing Faysal Cali Waraabe Oo Lakulmay Wafti kasocda MIdawga Yurub
Daawo barnaamij loogu magacdaray mideeye Iyo dhalinyarada Caabud waaq
- Jan 19, 2018
Daawo barnaamij loogu magacdaray mideeye Iyo dhalinyarada Caabud waaq
Daawo Nimcaan Hilaac oo hees ka qaaday Dagaalka Somaliland iyo Puntland
- Jan 19, 2018
Daawo Nimcaan Hilaac oo hees ka qaaday Dagaalka Somaliland iyo Puntland
Daawo maanso Wadani ah oo aad qiiro badan iyo Gabar yar
- Jan 19, 2018
Daawo maanso Wadani ah oo aad qiiro badan iyo Gabar yar
Xog Cusub :TPLF oo Sheegtay In Sirtoodii Lajabsaday.
- Jan 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya ...
Taliska Wayaanaha oo Qaaday Talaabo Dadka Siyaasada Kafaalooda Kayaabisay.
- Jan 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya arin dadka siyaasada falanqeeya ay ...
Daawo Qosolkii Ugu Badnaa Boqor Khaakh iyo Heestii Bar bar
- Jan 19, 2018
Daawo Qosolkii Ugu Badnaa Boqor Khaakh iyo Heestii Bar bar
New Zealand: Ra’isulwasaaraha Dalkaasi oo sheegtay in ay uur leedahay
- Jan 19, 2018
Ra'isulwasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern iyo seygeeda Clarke Gayford ayaa sheegay in ay ...
Wadahadalka Onlf iyo Ethiopia Dexmarahaya
- Jan 18, 2018
Si guud arrin wanaagsan baan u arkaa inay dadku aragtidooda ka dhiibtaan wada-xaajoodka ...
Maqaal: wadahadalku waa isfahanka labada dhinac ee is haya.
- Jan 18, 2018
Halganka Ogadenia waxaa lagu waayay hanado, halyeeyo, geesiyaal, birmagaydo caan ahaa, hanti iyo dhaqaale ...