Magaca Gabadh ciidamada Woyanuhu Tuulada Labiga ku Kufsadeen kadibna dileen.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana gobolka jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay gabadh shacab ah isugu dareen kufsi iyo gawrac duleedka tuulada labiga ee ka tirsan magaalada dhagaxbuur ee gobolka jarar.

Gabadhan ayaaa waxaa shalay mayd keedii oo la gawracay laga helay in ta u dhaxaysa buurta sabati iyo tuulada labiga gabadhan ayaa waxaa magaceeda naloogu sheegay Ayaan Biixi.

Gabadhan la dilay ayaa waxaa la sheegay in qaar kamid ah ciidamada gumaysiga Itoobiya ay damceen inay shukaan sadaan kadib markii ay diidayna ay isugu dareen kufsi iyo gawrac masii bada kale ee kasi daran ayaa waxay tahay in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay ehelki gabadha ku dhahaan gabadhiinii waxaa cunay waraabe iyagoo doonaya in ay uus xabaalaan gabadha.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sii laban laabeen tacadiyadii ay ku hayeen dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan waxaana marba marka ka danbaysa kasii daraysa xaalada dadka rayadka ah ilaahay waxaan uga baryaynaa in uu ka dulqaado shacabka Soomaalida Ogadeniya dhibaatada, gabadhana waxaana ilaahay uga baryaynaa inuu naxariisti jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xog Cusub Kaaliyeyaashii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilal ka qabtay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Kaaliyeyaashii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa si lama filaan ah uga soo ...
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
- Jan 21, 2018
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
Waxaa Weerar lagu qaaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Afghanistaan.
- Jan 21, 2018
Ciidamada amaanka ee Afghanistaan ayaa xalay oo dhan la dagaalamayay koox maleeshiyo ah oo ...
Deg Deg Yariisow oo loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Ciidamo Lawareegay ..
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ...
Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.
- Jan 21, 2018
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada ...
Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.
- Jan 21, 2018
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo ...
Shirwaynihii TPLF oo Shorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo ...
War Degdeg Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Holka Laga Qaaday Loons Magacaabay
- Jan 21, 2018
Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ...
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa’id ee Muuse Biixi
- Jan 20, 2018
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa'id ee Muuse Biixi oo  dhinacyo badan taabanaya
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
- Jan 20, 2018
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land