Saraakiisha sirdonka Woyanaha oo shir xasaasi ah kayeeshay 2-Qodob.

Magaalada Addis ababa ee xarunta maamulka Woyanaha waxaa shir deg dega laysugu Yeedhay Taliyayaasha ciidamada sirdoonka Woyanaha oo bilihii lasoo dhaafay Ugaadhsi ba’an ay kuhayeen Koox Hubaysan oo aan Haybtooda la aqoon.

Shirkani oo sida xogta aanu kuhelay ay kaqayb Galeen dhamaan Taliyayaasha ciidamada sirdoonka ee maamulada Hoosyimaada kan Addis ababa, ayaa diirada lagu saaray Habacsanaanta iyo kala daadsanaanta Hawlgabka kadhigtay Hay’adaasi oo ah tan ugu muhiimsan Hay’adaha amaanka ee maamulka Woyanaha.

In kaste oo ay Yar tahay xogta Rasmiga ah ee shirkaasi laga Heli karo hadana waxaa la aaminsan yahay in dooda ugu culus ee shirka Hadhaynaysa ay tahay Ugaadhsiga Joogtada ah ee keenay in xubno badan oo muhiim u ahaa Hay’ada Toogasho lagu dilo hadana aan Hal ruux ah loo Qaban Laynta saraakiishaasi.

Sida xogtu sheegayso Ajandaha shirka ayaa waxaa ugu culus 2- Qodob oo kala ah xafidaada sirta Hay’ada sirdoonka oo noqotay Banaan Ool iyo kahortaga iyo xakamaynta dilalka Joogtada noqday ee lagu beegsanayo saraakiisha kala duwan ee Hay’ada, kuwaasi oo inta badan maamulada Hoostaga Addis ababa lagu Laayay.

2-da Qodob oo ah markii ugu Horaysay ee shir noocan oo kala ah looga dooda ayaa muujinaya sida Hay’adaasi oo Laf dhabar u ah maamulka Woyanaha dhaqaale aad u badana uu kabaxayay ay u kala daadatay mudo Hal sana ah wax kayar oo dalkaasi uu kasocday Kacdoon looga soo Horjeedo Hogaanka Jabhada TPLF.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...
Daawo Doodii Galabta Oo Muran Iyo Buuq Dekedihii Lagu Wareejiyey Ethiopia
- Jun 23, 2018
Daawo Doodii Galabta Oo Muran Iyo Buuq Dekedihii Lagu Wareejiyey Ethiopia HALKAN KADAAWO
Daawo Yaa ka dambeeyey Qarixii Uu ka Badbaaday Raisal Wasaaraha Ethiopia Ee ka Dhacay Adis Ababa
- Jun 23, 2018
Daawo Yaa ka dambeeyey Qarixii Uu ka Badbaaday Raisal Wasaaraha Ethiopia Ee ka Dhacay ...