Daawo:Naa Midguhuu u Qurux badan yahay baan ku idhiye ma Guursaan ku idhi”riwaayad Quudhsi.
Hayb sooca iyo Takoorka laguhayo Qayb kamida bulshada Somaaliyeed waa mid Diin ahaan aan banaanayn balse dhaqanka Somaalida ayaa baneeyay, dadka lahayb soocayo waxaa loo bixiyay magacyo lagu Garto balse majiro wax ay kaga duwan yihiin bulshada kaliyana waxaa lagu Gartaa magaca e riwaayad kahadlaysa fool xumada Quudhisga, Halkan kadaawo.