Dagaalo ciidamada Woyanaha lagu Wiiqay oo Ogadenia kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolada Nogob iyo Faafan ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya lagaalo cul culus oo Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo Kuwa Wayaanaha ku dhexmaray Goboladaas.

Warkan oo aan kahelay xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa faah faahin kabixinaya dagaaladan oo ahaa howl galo ay ciidanka xooga dalka Ogadenia qaadeen todobaadnan.

Sida xogta aan kuhelay dagaalada ayaa yimid kadib markay naftood hurayaasha udagaalama xornimada Ogadenia ka war heleen ciidamada wayaanaha oo falal shacabka kadhan ah kawada deegaano Gobolada Nogob iyo Faafan kamid ah waxayna dagaaladu udhaceen sidan.

14/1/17 Booraalle oo Dagmada Baabili ee Gobolka Faafan katirsan dagaal culus oo ciidanka JWXO iyo kuwa wayaanaha ku dhexmaray waxaa ciidanka wayaanaha lagaga dilay inta hubo 10 askari 15 kalana waa lagaga dhaawacay waxaana ciidanka JWXO usuura gashay in ay gacanta kudhigaan hub iyo saanad ciidan oo kale.

17/1/17 Daawadiid oo Dagmada Dhuxun ee Gobolka Nogob katirsan dagaal culus oo ciidanka xooga dalka Ogadenia iyo kuwa saama laluudka ah ee gumaysiga ku dhexmaray waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 8 askari 13 kalana waa lagaga dhaawacay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xog Cusub Kaaliyeyaashii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilal ka qabtay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Kaaliyeyaashii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa si lama filaan ah uga soo ...
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
- Jan 21, 2018
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
Waxaa Weerar lagu qaaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Afghanistaan.
- Jan 21, 2018
Ciidamada amaanka ee Afghanistaan ayaa xalay oo dhan la dagaalamayay koox maleeshiyo ah oo ...
Deg Deg Yariisow oo loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Ciidamo Lawareegay ..
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ...
Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.
- Jan 21, 2018
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada ...
Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.
- Jan 21, 2018
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo ...
Shirwaynihii TPLF oo Shorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo ...
War Degdeg Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Holka Laga Qaaday Loons Magacaabay
- Jan 21, 2018
Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ...
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa’id ee Muuse Biixi
- Jan 20, 2018
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa'id ee Muuse Biixi oo  dhinacyo badan taabanaya
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
- Jan 20, 2018
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land