Daawo:Barnaamij Gaaban oo soo Afjaray beentii kooxda Jigjiga.
Muwaadin ree Ogadenia ah ayaa si farsomo cilmiyeed iyo xikmad badani ka muuqato waxaa uu usoo Afjaray beenta Dhaan Daban Gaalaha ah ee kooxda Jigjiga, kuwaasi oo Qorsha ahaan u Qaaday beenta ku cel celi si dadku run ugu Qaataan, hadaba Barnaamijkan oo muwaadinku ugu magacdaray Dhaan Daban Gaale, Halkan kadaawo.