Xiisada colaadeed ee dhulka Bineshangulka oo cirka isku sii shareeraysa.

Wararka ka imaanaya dhulka maamulka Binshangul ee koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya in xiisadihii colaadeed iyo siyaasadeed ee bilihii lasoo dhaafay kajirtay dhulkaasi ay cirka isku sii shareerayso.

Sida xogta aan kuhelay shacabka ree Binshangul ee dhawaan kusoo biiray kacdoonada wadanka Itoobiya kasocda ayaa lasheegayaa in ay bilaabeen ugaadhsiga dadka udhashay qoomiya Tigree ee Gobolka kusugan.

Qoomiyada tirada yar ee Tigreega ayaa lafahan sanyahay in ay gacanta kuhayn jireen dhamaan ilaha dhaqaalaha ee wadanka ay gumaystaan waxayna qoomiyadu noqotay mid aan wax gorgortan ah lagula galin dhaqaalaha wadanka.

Warka ayaa intaas kudaraya in xukuumada wayaanuhu ay maalin nimadii shalay kasoo daad gureeyay ilaa 1000 qof oo ganacsato Tigree ah oo naftooda uga baqay shacabka Binshangul ee cadhaysan.

Shacabka ree Binshangul ayaa go’aansaday in ay dhulkooda kaxoreeyaan qoomiyada Tigree oo dhamaan ilaha dhaqaalaha gacanta kuhaya iyadoo ay dadkii gobolku gaajo daran hayso.

Shacabka udhashay qoomiyada Tigree ayaa laga mabnuucay dhamaan qaybaha kala duwan ee wadanka arintaas oo keentay in amaanka Gobolka Tigree uu khalkhal galo kadib dhaqaalo xumo gobolka lasoo daristay.

Sikastaba ha ahaatee Gobolka Binshangul ayaa sifiican ugu biiray kacdoonka lagaga soo horjeedo qoomiyada Tigreega iyo xukunkooda madhalayska ahba.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Sheeka dhexmartay N/ Hure Sulub Cabdi Axmad iyo Samoora Yuunus taliyihi guude ciidanka Itoobiya
- Jul 20, 2018
Sheeka dhexmartay N/ Hure Sulub Cabdi Axmad iyo Samoora Yuunus taliyihi guude ciidanka Itoobiya. Sheekadan ...
Daawo Alle ha U Naxariisto Ruugcadaagii Saxaafadda Yonis Ali Noor oo Geeriyooday
- Jul 20, 2018
Alle ha U Naxariistee Waxaa Ruugcadaagii Saxaafadda Yonis Ali Noor oo Geeriyooday.
Daawo:Wararkii ug dabeeyey Dagaalka Oromada iyo Soomaalida ee ka socda Xadka.
- Jul 20, 2018
Daawo:Wararkii ug dabeeyey Dagaalka Oromada iyo Soomaalida ee ka socda Xadka.
Daawo:Soomaaliya oo Markii ugu horaysay xubi ka noqotay Suuq waynaha Africa ee COMESA.
- Jul 20, 2018
Daawo:Soomaaliya oo Markii ugu horaysay xubi ka noqotay Suuq waynaha Africa ee COMESA.
Daawo:Qalbi Dhagax oo Baaq u jeediyay Dhamaan Shacab waynaha Ogaadeeniya iyo Halgamayaasha Xorimada ku howlan.
- Jul 20, 2018
Daawo:Qalbi Dhagax oo Baaq u jeediyay Dhamaan Shacab waynaha Ogaadeeniya iyo Halgamayaasha Xorimada ku ...
Deg Deg Baadhitaano Laga Sameeyay Xaafado Kamida Addiss Ababa & Hub Lagu Soo Qabtay.
- Jul 20, 2018
Magaalada Adiss Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa waxaa ka bilawday baadhitaano kadis ah ...
Daawo Wadamada Sigaarku Ugu Khatarta Badan.
- Jul 20, 2018
Daawo Warbixin Kusaabsan Wadamada Ugu Sigaar Cabida Badan Iyo Kuwa ugu Sigaar Cabida Badan
Daawo Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalka Oromada Iyo Soomaalida
- Jul 20, 2018
Waxaa Wali Qasan Xaalada Amaan Ee Kajirta Xaduudaha Ay Wadaagaan Soomaalida Iyo Oromada HadaHalkan ...
Deg Deg Itoobiya oo 20 Sano Kadib Safiir u Magacawday Eritrea.
- Jul 20, 2018
Itoobiya ayaa safiir u magacawday markii ugu horaysay mudo ka badan 20 sano kadib ...
Deg Deg Daawo Qalbidhagax Muxuu Usheegay Ururka ONLF Ee Uu ka Tirsanaa
- Jul 20, 2018
Abdikarim Sheekh Muuse Qalbidhagar Ayaa Kudbad Dheer Kajeediyay Shirkii Jaaliyada O N L F ...