Daawo:Ajakis oo Garonka Xamar uga Hanjabaya ree Somaliland” waa Aarsanaa!.
Majaajilayste Ajakis oo maamulka Somaliland kuxidheen magaalada Hargaysa kadibna kasoo masaafuriyeen shalay ayaa markii uu Garoonka Muqdisho soo gaadhay waxaa laga duubay muuqaal isaga oo ku Hanjabaya inuu ka Aarsan doono ree Hargaysa e, bal hada halkan kadaawo.