Ciidamadii Woyanaha ee dhulka Amxarada lageeyay iyo shacabka madaxa iskula jira.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee dhulka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuu uu soodhoobay ciidamo aad ubadan oo kuwa mulatariga ah.

Sida warku sheegayo taliska wayaanaha ayaa go’aansaday in si kasta oo uu awoodo uu ku xakameeyo kacdoonada kasocda guud ahaan Itoobiya kuwaas oo ka bilowday cadaalad darada kooxda TPLF.

Warka ayaa intaas kudaraya in shacabka kacdoon wadayaasha ah ee kudhaqan gobolka Axmaarada ay jawaab kulul kabixiyeen talaabada ay wayaanuhu qaadeen waxaana lasheegayaa in ay shacabku laban laabeen kacdoonkii Gobolka.

Sidoo kale waxaa Gobolka Axmaarada ka dhacay isku dhacyo dhowr ah oo u dhaxeeya ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo shacabka kacdoon wadayaasha ah ah ee Axmaarada.

Ilo wareedyo kusugan Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu jiro khasaare lixaad leh oo kadhashay iska hor imaadka ciidamada cusub ee dhulka Xabashida lageeyay iyo dadka deegaanka oo laba jibaaray kacdoon koodii.

Sikastaba ha ahaatee waxaa siiyaraanaya rajada ay kooxda TPLF kaqabto in laxakameeyo kacdoonada kasocda Itoobiya waxayna rajada kooxdu gaadhay meel quus ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xog Cusub Kaaliyeyaashii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilal ka qabtay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Kaaliyeyaashii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa si lama filaan ah uga soo ...
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
- Jan 21, 2018
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
Waxaa Weerar lagu qaaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Afghanistaan.
- Jan 21, 2018
Ciidamada amaanka ee Afghanistaan ayaa xalay oo dhan la dagaalamayay koox maleeshiyo ah oo ...
Deg Deg Yariisow oo loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Ciidamo Lawareegay ..
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ...
Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.
- Jan 21, 2018
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada ...
Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.
- Jan 21, 2018
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo ...
Shirwaynihii TPLF oo Shorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo ...
War Degdeg Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Holka Laga Qaaday Loons Magacaabay
- Jan 21, 2018
Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ...
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa’id ee Muuse Biixi
- Jan 20, 2018
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa'id ee Muuse Biixi oo  dhinacyo badan taabanaya
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
- Jan 20, 2018
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land