Deg deg:Dab xoogan oo ka Kacay suuqa xerada Qaxootiga Ifo.

War Haatan soo dhacay ayaa sheegaya in Dab xoogan uu ka Kacay suuqa xerada ugu wayn xeyaha Qaxootiga Dhadhaab ee Ifo.

Dabkan ayaa lagu soo waramayaa inuu hadda ka holcayo Badhtamaha Suuqa weyn ee Xeradaasi oo ay ku Ganacsadaan Kumanaan qof oo Qaxooti Soomaaliyeed ah oo xeradaasi degan, waxaana warku sheegayaa in Dabku Gaysanayo Khasaare sii baahaya marba marka kadambaysa.

Dabkan oo aan la sheegin waxa dhaliyay ayaa sida ay dad Goob joogayaal ahi sheegeen waxuu kusii fidayaa meelaha ay suuqa kaga Yaalaan xawaaladaha kala duwan ee Soomaalida, gaar ahaan Dahabshiil & Kaah iyo xawaaladaha kale oo aan kala fogayn.

Ma ahaan markii ugu horaysay oo uu dab noocan oo kale ah ka Kaco Suuqa Xeradaasi Ifo oo ah suuq cidhiidhi ah oo aysan suurto gal ahayn hadii dab dhax qaado inuu wax ka tago marka la eego sida uu suuqu cidhiidhi u yahay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Sheeka dhexmartay N/ Hure Sulub Cabdi Axmad iyo Samoora Yuunus taliyihi guude ciidanka Itoobiya
- Jul 20, 2018
Sheeka dhexmartay N/ Hure Sulub Cabdi Axmad iyo Samoora Yuunus taliyihi guude ciidanka Itoobiya. Sheekadan ...
Daawo Alle ha U Naxariisto Ruugcadaagii Saxaafadda Yonis Ali Noor oo Geeriyooday
- Jul 20, 2018
Alle ha U Naxariistee Waxaa Ruugcadaagii Saxaafadda Yonis Ali Noor oo Geeriyooday.
Daawo:Wararkii ug dabeeyey Dagaalka Oromada iyo Soomaalida ee ka socda Xadka.
- Jul 20, 2018
Daawo:Wararkii ug dabeeyey Dagaalka Oromada iyo Soomaalida ee ka socda Xadka.
Daawo:Soomaaliya oo Markii ugu horaysay xubi ka noqotay Suuq waynaha Africa ee COMESA.
- Jul 20, 2018
Daawo:Soomaaliya oo Markii ugu horaysay xubi ka noqotay Suuq waynaha Africa ee COMESA.
Daawo:Qalbi Dhagax oo Baaq u jeediyay Dhamaan Shacab waynaha Ogaadeeniya iyo Halgamayaasha Xorimada ku howlan.
- Jul 20, 2018
Daawo:Qalbi Dhagax oo Baaq u jeediyay Dhamaan Shacab waynaha Ogaadeeniya iyo Halgamayaasha Xorimada ku ...
Deg Deg Baadhitaano Laga Sameeyay Xaafado Kamida Addiss Ababa & Hub Lagu Soo Qabtay.
- Jul 20, 2018
Magaalada Adiss Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa waxaa ka bilawday baadhitaano kadis ah ...
Daawo Wadamada Sigaarku Ugu Khatarta Badan.
- Jul 20, 2018
Daawo Warbixin Kusaabsan Wadamada Ugu Sigaar Cabida Badan Iyo Kuwa ugu Sigaar Cabida Badan
Daawo Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalka Oromada Iyo Soomaalida
- Jul 20, 2018
Waxaa Wali Qasan Xaalada Amaan Ee Kajirta Xaduudaha Ay Wadaagaan Soomaalida Iyo Oromada HadaHalkan ...
Deg Deg Itoobiya oo 20 Sano Kadib Safiir u Magacawday Eritrea.
- Jul 20, 2018
Itoobiya ayaa safiir u magacawday markii ugu horaysay mudo ka badan 20 sano kadib ...
Deg Deg Daawo Qalbidhagax Muxuu Usheegay Ururka ONLF Ee Uu ka Tirsanaa
- Jul 20, 2018
Abdikarim Sheekh Muuse Qalbidhagar Ayaa Kudbad Dheer Kajeediyay Shirkii Jaaliyada O N L F ...