Magacda Horjogayaal katirsanaa Liyuuga oo Todobaadkan Jigjiga lagu xidh xidhay.

Wararka ka imaanaya Gudaha wadanka Ogadeniya gaar ahaana magaalada Jigjiga ee xarunta gobolka faafan ayaa sheegaya in ciidanka Gumaysiga Itoobiya ay xabsiga u taxaabeen, tira badan oo kamid ah adeegayaashii dhibaatada badan kuhaya shacabka Ogadenia.

Dabaqoodhigan la xidh xidhay ayaa waxa kamid ah shakhsiyaad ku magacawnaa Agaasimayaal shaqaale caadi ah oo u badan kuwii kashaqaynayay xafiisyada Jigjiga, sidoo kale waxaa xabsiga ladhigay Horin kamida Horjoogayaasha maleeshiyada Liyuuga.

Horjoogayaasha Liyuuga ah ee laxidhay oo Qaar kamida magacdooda aan Helay ayaa waxaa kamida Shaalaqe Nuur Farey, Shaalaqe Cawaandi Cabdulaahi, Shaambal Ciid Cabdifataax, Shambal Maxamed Mursal  iyo Axmed Nuur Ayaanle.

Saraakiisha Woyanaha iyo kooxda ay ku adeegtaan ee Cabdi iley u sareeyo ayay caadadooda tahay inay dilaan ama xabsiyo dhaadheer ku xukumaan shakhsiyaadka ay ku adeegtaan, kadib marka ay kagaadhaan dantii ay kalahaayeen oo ah ku xasuuqida shacabka dulman.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xog Cusub Kaaliyeyaashii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilal ka qabtay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Kaaliyeyaashii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa si lama filaan ah uga soo ...
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
- Jan 21, 2018
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
Waxaa Weerar lagu qaaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Afghanistaan.
- Jan 21, 2018
Ciidamada amaanka ee Afghanistaan ayaa xalay oo dhan la dagaalamayay koox maleeshiyo ah oo ...
Deg Deg Yariisow oo loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Ciidamo Lawareegay ..
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ...
Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.
- Jan 21, 2018
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada ...
Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.
- Jan 21, 2018
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo ...
Shirwaynihii TPLF oo Shorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo ...
War Degdeg Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Holka Laga Qaaday Loons Magacaabay
- Jan 21, 2018
Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ...
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa’id ee Muuse Biixi
- Jan 20, 2018
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa'id ee Muuse Biixi oo  dhinacyo badan taabanaya
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
- Jan 20, 2018
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land